Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday soo jeedin la xiriirta inuu la kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka qeyb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) ee ka dhacaya magaalada Beijing, sida laga soo xigtay...
Ciidamada Nabad Suggida Somaliya, ayaa gacanta ku dhigay gaari sahay u siday Ururka Al Shabaab, kadib hawlgal ay Jimcihii ka sameeyeen Gobolka Mudug.
Gaariga oo siday raashiin iyo shidaal ayaa waxaa lala qabtay darawalkii waday iyo dhowr qof oo kale...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu bishii hore booqasho ku tagay dalka Masar waxa uu u gacan geliyay dadkii martida u ahaa Fayl weyn oo si faah faahsan uga hadlay khatarta ay Itoobiya iyo Al-Shabaab ku hayaan...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir ka dhinac socday shir madaxeedka Shiinaha iyo Afrika oo Khamiistii ka furmay magaalada Beijing ee xarunta dalka Shiinaha, waxaa diiradda lagu saaray sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo...
Soomaaliya ayaa heshay dhiirigelin ciidan oo muhiim ah oo ku aaddan dagaalka ka dhanka ah argagixisada, iyadoo diyaarado helicopter ah oo nooca Bell 412EPX ah laga keenay Talyaaniga. Wareejintan oo dhacday 28-kii Agoosto ayaa noqonaysa tii ugu badnayd ee...
Madaxweyne Xi Jinping ayaa Khamiistii ballan qaaday in uu kordhin doono taageerada Shiinaha ee guud ahaan Afrika ee deynta lagu leeyahay, isaga oo maalgelinaya ku dhawaad $51 bilyan muddo saddex sano ah, oo lagu taageerayo mashaariic badan oo kaabayaasha...
In ka badan 30 dhallinyaro Soomaali ah ayaa muddo toddobaad ka badan ku xayiran garoonka caalamiga ah ee São Paulo kaddib markii maamulka Brazil uu xannibay safar ay ku sii socdeen. Kooxdan oo ay ku jiraan ilaa 18-qof oo...
Kadib dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay Masar iyo Soomaaliya ka wadeen gobolka beryahanba, ayaa maamulka hawada Itoobiya waxa ay sheegeen in ay si weyn u ilaalinayaan hawada bariga.
Kornayl Dereje Bushre oo ah taliyaha qaybta cirka ayaa sheegay in ciidanka cirka...
Ciidamada Booliska Jubaland gaar ahaan Taliska qaybta Booliska gobolka Jubbada hoose ayaa soo Xirxeray 12 dumar ah kuwaas oo ku eedaysan kicin bulsho iyo abaabul dagaal oo ay ka sameeyeen baraha bulshada iyadoona la horgeeyay Maxkamada degmada Kismaayo.
Hogaanka tababarada...
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ugu baaqay Itoobiya inay aqbasho soo jeedinta lagu qaboojinayo xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay shir madaxeedka Shiinaha iyo Afrika, Yuusuf ayaa rajo ka muujiyay in Itoobiya ay si wanaagsan...