Milateriga Jarmalku waxa uu nidaamkii ugu horreeyay ee difaaca hawada ee Iris-T ka hirgeliyay dhulkooda Arbacadii isagoo dhowr ka mid ah geeyay Ukraine oo ay dagaalladu aafeeyeen si ay uga hortagaan gantaallada Ruushka, diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallada.
Chancellor...
Taliyaha Ciidanka Qaranka Itoobiya Field Marshal Birhanu Jula iyo ku xigeenkiisa General Abebaw Taddese ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ku soo dhoweeyay madaxweynaha...
Weeraro is xig xigay oo dhanka cirka ah ayay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ku dileen in ka badan 19 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu burburiyay gaadiid badan oo ay wateen. Howlgallada ayaa ka dhacay deegaanno fog...
Magaalada Berlin ayaa Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Jarmalka, Cabdicasiis Maxamuud, waxa uu waraaqihiisa aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier.
Madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa soo dhoweeyay safiirka, wuxuuna muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo caan ku ahaa (Fartaag) ayaa shalay kulan gaar ah la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Michael Nithavrianakis.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sii wadida iskaashiga...
Dowladda Turkiga ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay dadaallada shidaal baarista ee Soomaaliya, kaddib heshiis cusub oo dhanka shidaalka ah oo ay labada dal kala saxiixdeen bishii Luulyo 2024. Warbaahinta dowladda Turkiga ee TRT, ayaa soo saartay warbixin...
Itoobiya ayaa gawaari gaashaaman iyo boqollaal ciidan soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya maalmihii la soo dhaafay, kaddib markii dowladda Masar ay Soomaaliya soo gaarsiisay hub ay la gashay heshiis dhanka difaaca ah.
Saraakiisha Itoobiya ayaan weli ka hadlin...
Ugu yaraan afar madfac ayaa saaka oo Khamiis ah ku dhacay deegaanka Ceel-Qalow oo ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ku dhaawacmeen laba qof oo rayid ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka.
Madaafiicdan ayaa mid ka mid...
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa maanta wada-hadallo la yeeshay guddoomiyaha golaha ku-meel-gaarka ah ee Suudaan Jeneral Abdel Fattah Al-Burhan, oo ay ka wada qayb-galayaan Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika.
"Kadib kulankeenii bishii Luulyo, waxaan helay fursad kale oo aan...
Dagaal beeleed ayaa ka dhacay deegaano hoostaga Degmada Caabudwaaq oo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed Dagaal beeleedkan ayaa la sheegay inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dagaal beeleedyada ayaa la sheegay in ay ka dhaceen gaar ahaan deegaanka lagu...