Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulamo muhiim ah la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga Yaşar Güler iyo Wasiirka Tamarta Turkiga Alparslan Bayraktar, intii uu ku guda jiray booqasho uu ku tagay magaalada Ankara. Wadahadallada ayaa diiradda lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xasaasi ah la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Denmark oo uu kala hadlay xoojinta iskaashiga istiraatijiyadeed ee Soomaaliya iyo Denmark. Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ms....
Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in dhoolatus milateri oo wadajir ah ay ku sameeyaan dalka ku yaalla Geeska Afrika, dhoolatuskaas oo u muuqda mid muujin kara in uu sii kordhin karo xiisadda u dhaxeysa labada dal ee...
Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya (SCAA) ayaa soo saartay amar 48 saacadood ah oo ay Kenya Airways ku qaadanayso, waxayna dalbatay in sharaxaad rasmi ah laga bixiyo, lana xaliyo wararka sheegaya dib u dhac weyn oo sababay in rakaabkii Soomaalida...
Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa si rasmi ah u jaray xiriirkii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay Madaxweynihii hore ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo). War qoraal ah...
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah oo ku sugnaa bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne, waxaana taasi ay keentay in bulshada ay ka caroodaan, isla markaana ay...
Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay qorshe dib loogu celinayo qaxootiga Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Garoowe, sababo la xiriira dhanka ammaanka, nadaafadda iyo isdhexgalka dhaqanka. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Abshir Qanqaa ayaa sheegay in go’aankan uu ka dambeeyo...
Raila Odinga oo horey u ahaan jiray Raila Odinga ayaa wajahaya loolan adag oo ku aadan xilka ugu sareeya ee guddiga Midowga Afrika, xilli ay damacyada diblomaasiyadeed billaabeen in ka badan afar bilood ka hor codbixinta. Jimcihii, laba maalmood uun...
Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay dad looga shakisan yahay in ay yihiin burcad badeed kadib howlgalo adag oo qaatay muddo 24 saac ah oo ka dhacay deegaanka Raas Casayr. Dadkan oo looga shakisan yahay in...
Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Isniintii lagu xidhay Madaarka Cigaal International ee Magaalada Hargeysa, isagoo ka soo laabtay dalka Imaaraadka Carabta, oo uu muddooyinkii u dambeeyay eedo u jeediyay Xukuumadda Somaliland iyo Ururkii SNM. Sababta...