Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wada Mooshin ay Xasaanadda kala noqonayaan 25 Xildhibaan oo lagu eedeeyay in ay taageersan yihiin joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee dalka.
Mooshinkan oo ay soo diyaariyeen ku dhawaad 40 Xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Hoose...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Cabdirishiid Maxamed Nuur Jilley oo ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku booriyay dhammaan muwaadiniinta iyo masuuliyiinta dalka inay u...
Taliyaha Ururka 193’aad Guutada 19’aad ee kumaandoska Gor-Gor,Dhemme Mustaf Mohamed Husseen oo la hadlayay boqolaal kamid ah ciidanka kumaandooska Gor-Gor ayaa sheegay in ciidanka qaranku ay mar walba u taaganyihiin difaaca dalka,ayna u dhaarteen cid walba oo soo damaacisa...
Vinicius Jr bilowgii xagaagan waxa uu lasoo baxay muuqal isagoo deeystay dhagor oo ku daray qaar ka mid ah cadaan.
Vini wuxuu u muuqday mid ka duwan qaab-dhismeedkiisa cusub.
Si kastaba ha ahaatee, qaab ciyaareedka Vini ma ahayn mid aad u...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo safar shaqo ku tagay dalka Maraykanka ayaa Warbaahinta Qaranka uga waramay safarkiisa & guulaha dalkeenu ka gaaray dhanka Dhaqaalaha.
Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Dayn Cafintii kaddib in uu Dalka sameeyay...
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Marinka Gaza iyo deegaanada kale, iyagoo dilay tiro Falastiiniyiin ah oo rayid ahaa .
Dadka la dilay ayaa waxaa ku jira 11 qof oo gabaad ka dhiganayay iskuul ku yaalla waqooyiga...
СтатьиБесплатные кредитыВероятность получения денежных средствЗарядка от привычных игр в онлайн-казиноОграничение суммы наличных, которую вы платите
Инструменты для демонстрации игр в онлайн-казино — хороший способ освоить новые игры в научных дисциплинах, не рискуя реальными деньгами. Участники вносят виртуальные деньги, если вам...
СодержаниеПростотаСтепени онлайн-игрКачествоЗависимость
Азартные игры и игры в интернет-казино онлайн стали популярными. В таких онлайн-играх разыгрываются огромные джекпоты и выплачиваются комиссии. Это сделает эту идею отличным выбором для людей, делающих покупки ради развлечения и удовольствия.Рост, связанный с онлайн-играми в социальных сетях,...
СодержаниеИгровые автоматыБлэкджекКрэпсСтавки
Если вы ищете казино видеоигры, но используете желание поставить реальные деньги, бесплатные онлайн казино игровые автоматы обычно являются отличным изобретением. В этой статье названия игр происходят от ключа и начинают стиль слотов в реальных казино, тем не...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Cali Yusuf Cali – Xoosh ayaa maanta ku daahfuray caasimadda Muqdisho mashruuca Dowlad-Kaab.
Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka tirsan Wasiirrada Arrimaha Gudaha ee dowlad goboleedyada, maamulka Gobolka...