Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysna oo ciidamo ka tirsan kuwa difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ku qaadeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab. Weerarka ayaa la sheegay in ciidanka deegaanka ay...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo culus kula wareegay deegaano dhowr ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhaxe. Ciidamadaan is kaashanaya ayaa howlgalada kula wareegay deegaano badan oo ku yaala jiinka Wabiga Shabeelle, waxaana...
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday shirkadda Kuwaiti ee “Arabic Holding” si ay u horumariso, ugana shaqeyso dekedda magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ay u dheer tahay soo saarista agabka dabiiciga ah muddo 25...
Askari ka tirsan Saldhigga Booliiska Xaafadda Maxamed Mooge ee Hargeysa ayaa middi ku dilay taliyihii saldhiggaas, Gaashaanle Cabdi Cali Nuur. Gaashaanlaha ayaa la dilay xilli uu ku guda jiray shaqadiisa maalinlaha ah, sida ay sheegeen ciidamada booliisku. Booliiska ayaa sheegay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya shir-madaxeedka caadiga ahaa ee 38-aad ee madaxda dalalka Midowga Afrika, iyagoo caddeeyay inay ka go’an tahay sii xoojinta...
Madaxweynaha hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheikh Ahmed ayaa ka hadlay xaaladda nololeed ee dadweynaha ku nool Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha iyo meelaha kale ee ganacsiga muhiimka ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in dadka ka shaqeeya suuqa Bakaaraha, suuqyada...
Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay Sargaal sare oo ka tirsan dhanka Garsoorka Al-Shabaab, waxaana lagu dilay Afar Dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib howlgal lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay kooxdaasi ku lahaayeen oo ku dhow degmada Dhoobley...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowrka Guud ee dowladda, oo lagu eedeeyay inuu faragelin toos ah ku sameeyay galalka maxkamadda iyo isku day uu ku doonayay inuu saameyn ugu yeesho go’aannada garsoorayaasha. Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir,...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal ballaaran oo ay sameeyeen habeenimadii Khamiista waxa ay ku soo qab qabteen ugu yaraan 7 qof oo looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin kooxda argagixisada ah ee Daacish. Sida laga soo xigtay...
Wakiilka Jamhuuriga Texas Brandon Gill ayaa dabada ka riixaya qorshe lagu doonayo in Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Dimuqraadiga laga musaafuriyo Maraykanka. Gill, oo marar badan dhaleeceysay Cumar, ayaa ku eedeysay inay taageerto dadka aan sharciga lahayn ee ka...