Taliyaha Booliiska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo shir guddoomiyay kulanka Amniga iyo waxqabadka ciidankaan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin doorasho qof iyo cod ah oo Dalka ka dhacda. Taliye Asad ayaa tilmaamay in Booliiska Soomaaliya oo...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaya maleeshiyaad deegaanka ah ayaa sheegay in ay dileen horjooge sare oo ka tirsan Al-Shabaab iyo toban ka mid ah dagaalyahanadiisa kadib weerar ay ciidamadu ku qaadeen tuulooyin ka tirsan gobolka Mudug, sida...
Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro, ayaa si adag u beeniyay warar sheegayay in dowladdiisu ay kala hadashay dowladda Mareykanka in dib u dejin loo sameeyo qaxootiga Falastiiniyiinta, isagoo carrabka ku adkeeyay inaan weli codsi rasmi ah laga helin. C/raxmaan...
Beeraleyda Qaadka Kenya ayaa joojisay dhoofintii ay u dhoofin jirtay Soomaaliya, taasoo sare u sii qaadaysa muranka sicir bararka oo sababay in suuqyadii qaadka ee magaalada Muqdisho ay xirnaadaan muddo ku dhow toddobaad. Beeralayda oo ka niyad jabsan wax...
Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen dooni kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen xilli ay marayeen meel ka baxsan Geeska Afrika. Hawlgal ay ciidamada badda Yurub ka sameeyeen Bariga Dhexe, oo loo yaqaan...
Waxaa saakay dib loo furay Goobaha Ganacsiga ee Magaalada Muqdisho kaddib markii Guddiga ay ku mideysan yihiin Ganacsatada Gobolka Banaadir uu ku dhawaaqay in dib loo furo Goobahaas oo xirnaa afartii cisho lasoo dhaafay. Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir oo la...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka ayaa Isniintii ku baaqday in la sameeyo dadaallo lagu uruurinayo dhaqaale dheeraad ah si wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee sii kordhaya ee ka jira deegaanno badan oo ka tirsan Soomaaliya. Xafiiska Qaramada Midoobay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty, ayaa Isniintii u sheegay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, in dowladaha Carabta ay taageersan yihiin mowqifka Falastiiniyiinta ee diidmada qorshaha Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, kaas oo lagu doonayo in lagu...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa hawlgal ka dhan ah Al-shabaab ka samaeeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaanada kala ah Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Howlgaladaan ayaa la sheegay iney ahayeen kuwa...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha Dowladaha Adduunka oo ka qabsoomaya magaalada Dubai 11–13 bishan. Sida ay sheegtay Madaxtooyada Somaliland, shirkan waxaa ka soo qaybgalaya madax ka socota in ka badan 30 dowladood, waxaana diiradda lagu...