Waxaa saakay dib loo furay Goobaha Ganacsiga ee Magaalada Muqdisho kaddib markii Guddiga ay ku mideysan yihiin Ganacsatada Gobolka Banaadir uu ku dhawaaqay in dib loo furo Goobahaas oo xirnaa afartii cisho lasoo dhaafay. Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir oo la...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka ayaa Isniintii ku baaqday in la sameeyo dadaallo lagu uruurinayo dhaqaale dheeraad ah si wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee sii kordhaya ee ka jira deegaanno badan oo ka tirsan Soomaaliya. Xafiiska Qaramada Midoobay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty, ayaa Isniintii u sheegay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, in dowladaha Carabta ay taageersan yihiin mowqifka Falastiiniyiinta ee diidmada qorshaha Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, kaas oo lagu doonayo in lagu...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa hawlgal ka dhan ah Al-shabaab ka samaeeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaanada kala ah Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Howlgaladaan ayaa la sheegay iney ahayeen kuwa...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha Dowladaha Adduunka oo ka qabsoomaya magaalada Dubai 11–13 bishan. Sida ay sheegtay Madaxtooyada Somaliland, shirkan waxaa ka soo qaybgalaya madax ka socota in ka badan 30 dowladood, waxaana diiradda lagu...
Wararka ka imaanaya degaanada Puntland ayaa sheegaya in Culumaa'uddiinka Puntland ay ka bilaabeen masaajida inay ku booriyaan shacabka in si wadajir ah loogu midoobo dagaalka ka dhanka Kooxda Daacish ee ka socda Buuraha Cal-miskaad ee Gobolka Bari. Sheekh Maxamuud Xaaji...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta ka qeyb galay shir wadatashi ah oo looga hadlayay wax ka bedelka Dastuurka dalka, kaasi oo diiradda lagu saarayay cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee Dastuurka KMG ah...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maalintii labaad ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa lasoo wariyay inuu maanta ka dhacay duuleedka magaalada Luuq, gaar ahaan meel 4 KM u jirta...
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay cabashada Ganacsatada magaalada Muqdisho ee ku aadan Canshuuraha. Warsaxafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa loogu baaqay madaxda dowladda Fedaraalka Soomaaliya iney wax ka...
Madaxweynaha oo kulan la qaatay Koomiishanka Doorashooyinka, ayaa ka dhagaystay xog-waran ay ka siiyeen diyaargarowga ay ugu jiraan qabashada doorashooyinka, iyo sidoo kale daraasad la xidhiidha waxyaabihii laga bartay doorashooyinkii hore. "Madaxweynaha J. Somaliland waxa uu KDQ u xaqiijiyey in...