Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka dadka ku dhaawacmay ay gaarayaan labo kale. Odoyaasha dhaqanka degmada ayaa isku howlay daminta xiisaddaan iyada...
War-saxaafadeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntland, oo lagu qoray luuqada Ingiriiska ayaa lagu shaaciyay in ay ixtiraamayaan xuquuqda shacabka reer Falastiin u leeyihiin in ay si nabbad ah ugu noolaadaan dalkooda. Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, oo soo...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu soo waramayaa inuu bilaabayo booqashooyin diblomaasiyadeed oo xiriir ah oo uu ku marayo wadamo badan oo ku yaalla Aasiya iyo Afrika, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo xiriirka Turkiga uu la...
Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa hadda ka taagan mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu daran ee dhanka ammaanka. Degmada ayaa qarka u saaran inay noqoto maamul la’aan, iyadoo dadka deegaanka ay ku sii badanayaan inay ku...
Wasiirka cusub ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed iyo dhigiisa dalka Turkiga ayaa kulamo ku yeeshay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay howlgalka Shidaal barista ee uu Soomaaliya ka wado markabka Oruc...
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kumaandooska Gaarka ah ee Danab ay si wadajir ah howlgal qorsheysan uga fuliyay deegaanka Wayaanta ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay sheegeen in jab xoogan...
Ciidamo aad u badan oo Booliiska Soomaaliya ka tirsan ayaa la wareegay gacan ku haynta Guriga Hooyooyinka kaasi oo muddooyinkii dambe ay ka biya diidanaayeen Ururka Haweenka Qaranka inay ka guuraan si ay ugu shaqeeyso Wasaaradda Qoyska ee Soomaaliya. Ciidamadaan...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa saacadahii laso dhaafay howlgalo ka dhan Al-shabaab ka sameeyay deegaano dhaca jiinka Wabiga Shebeelle ee gobolka Hiiraan. Howlgaladaan ayaa ka dhacay deenaano dhowr ah oo hoostaga magaalooyinka Halgan iyo Buula...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta diidan in dalka ay ka qabsoonto  doorasho qof iyo cod ah, si looga gudbo doorashooyinkii dadbana. Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa sidoo kale la...
Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in kor uu u kacay dhibaatada ay Macaawiisleeyda ay ka geesanayaan degaanada laga xoreeyay Al-shabaab oo xitaa hadda ay marayaan inay dilaan ciidanka Qaranka Soomaaliyeed mar...