Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani.
Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, xaaladda gobolka...
Machadka West Point oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa soo saaray warbixin cusub oo sheegaysa in khataraha argagixisada ay aad uga sii kordhayaan Afrika, isla markaana la helay caddeymo muujinaya in Xuutiyiinta Yemen ay wada-shaqayn la sameeyeen kooxda Daacish...
Feeryahannada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Cali ayaa muuqaal ay ku baahisay barta TikTok ku shaacisay in Dowladda Mareykanka ay u diiday dal-ku-gal ay kaga qayb-geli lahayd barnaamij si toos ah looga daawan doono Netflix, kaasoo ay kasoo qayb-galayaan...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysnaa si wadajir ah uga fuliyay deegaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud.
Howgalkan ayaa la sheegay in ciidamada iskaashanaya ay ku dileen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo halkaasi fariisimo...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo si kulul uga hadlay dibadbaxyadii rabshadaha watay iyo khasaaraha ka dhashay Rasaastii tooska ahayd ee Ciidamada rideen waxa uu ku tilmaamay dhiilo & dheg-xumo aan dhegaha u wanaagsanayn.
Cirro ayaa tacsi u diray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garaay dalka Qatar, halkaasi oo uga qeyb-galayo shir heer caalami ah.
Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Qatar ayaa la xiriira madasha Dooxa Forum oo lagu qabanayo magaalada Dooxa, taas oo qabsoomi doonta...
Warbixin cusub oo ay soo saartay Akadeemiyada Sirdoonka Turkiga ayaa ka digaysa in Soomaaliya ay soo galeyso xilli adag oo ay saameynayaan halisyo badan sida kooxda Al-Shabaab, kala qaybsanaanta siyaasadeed, daciifnimada hay’adaha dowladda, cadaadiska dibadda iyo culeyska dhaqaale.
Warbixinta oo...
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa ugu baaqay bulshada magaalada Boorama inay is xakameeyaan, kadib mudaharaado ay laba dhallinyaro ahi ku dhinteen, kuwo kalena ay ku dhaawacmeen, oo ilaa xalay ka socday magaalada. Mudaharaadada ayaa lagaga soo horjeeda in buugga Xeer...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 61aad, Guutada 6aad, Qeybta 60aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaalada Baraawe ku soo qabtay Xashiish iyo kaniiniyaal maandooriye ah oo lagu kala ganacsanayay gudaha magaalada.
Howlgalkan ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha...
Israel ayaa soo saartay qiimeyn amni oo aan caadi ahayn oo ay Soomaaliya ugu magacdartay khatar istaraatiiji ah oo soo ifbaxeysa, sida lagu sheegay warbixin faahfaahsan oo ay daabacday Israel Hayom. Arintaan ayaa noqonaya markii ugu horreysay oo Israa’iil...









