Muna Abdule, xaaska hoggaamiyaha cusub ee Daacish, Cabdulqaadir Muumin, oo ku nool dalka Britain, isla markaana korineysa saddexda carruur oo ay dhashay, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waxa ay kala socoto halka uu ku sugan yahay seygeeda. Muna ayaa...
Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo DG Jubbaland waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah kooxo hubaysan oo dilal ka gaystay Degmadaas, 5 ruux ayaa lagu dilay Degmadaas xalay iyo aroornimadii hore ee saakay sida warbaahinta u sheegeen Dadka sugusan...
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Tacadiyo u geesta Shacabka ku nool magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya,Taas oo dhibaato ku ah nolosha Dad badan. Mid ah Dadka ay dhibaateeyeen Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA...
Maanta waxaa si rasmi ah loo daahfuray xafiis cusub oo gaar loo leeyahay oo loo xiray dal ku galka Masar, kaas oo ku qaadanaya $250 visa dal ku galka, halka adeeggaasi hore uga ahaa $110 oo sedex maalmood lagu...
Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqay go’aan culus oo xasaasi ah, isla markaana uga sii daraya xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo maanta hadal siiyay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Masar ee Dr. Badr Abdel Aaty, ayaa maanta sheegay in Soomaaliya ay leedahay muhiimad istaraatiiji ah oo gaar ah, isaga oo ku tilmaamay “tiir-dhexaad ka mid ah amniga qaranka Masar, Carabta iyo Afrika”. Hadalkan ayuu ka jeediyay...
Dowladda Itoobiya ayaa mar kale xoogga saartay in helitaanka marin-badeed uu yahay baahi qaran oo aan laga maarmi karin, taas oo muhiim u ah xoojinta iskaashiga gobolka, koboca dhaqaalaha, iyo ilaalinta xasilloonida iyo amniga Geeska Afrika. Warbixin ay soo bandhigtay...
Kooxda Gurmadka Degdega ah ee RSF ayaa lagu eedeeyay duqayn lagu beegsaday xannaano wax lagu baro Carruurta oo ku taalla Magaalada Kalogi ee Gobolka Kordufaan ee horay loo oran jiray Bartamaha Suudaan, waxaa ku dhimatay weerarkaas 50 qof oo...
Gobolka Jubada Hoose waxaa deegaanno katirsan ka billowday barakaca ay samaysanayaan Dadka Xoolo dhaqatada ah kaddib markii ay saamayn taban ku reebtay Abaar si ay u raadsadaan dhulka ay ku dhacday dhibicda roobka. Qaar kamid ah qoysaska ka baracay deegaannadooda...
Wasiirkii Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay kadib markii go’aankii uu warbaahinta ka akhriyay Khamiistii ee uu ku fasaxay munaasibadda Xeer Ciise uu sababay rabshado ay ku dhinteen dad badan oo ka dhacay...