Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay dadka tahriibayaasha Soomaaliyeed iyo xildhibaan Ilhan Omar intii uu socday kulan diiradda lagu saarayay hoos u dhigista kharashaadka nolosha ee dadka Mareykanka. Madaxweyne Trump ayaa dhowr jeer si gaar...
Ganacsatadii dalkooda aaminay si ay nolol maalmeedkooda ugu helaan suuqyadada kala ah Xamarweyne & Suuq-bacaad ayaa dhiban waxaana kudhawaad 10-Maalmood xiran Ganacsiyadooda Kadib Lacago Xad dhaaf ah oo Canshuur u eg oo lagu soo rogay Dadkas. Maamulka Canshuuraha Bariga ayaa...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay si kulul u cambaarenayaan xadgudubyada isugu jira handadaad, jir-dil iyo xarig ka dhacay xaafadda Dab-dhamiska ee degmada Wadajir. "Sida ay Madashu ogaatay, shacabka deegaanka ayaa la kulmay dhibaatooyin kala duwan, iyadoo kuwo badani...
Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan oo amni ka fuliyay deegaanka Towfiiq ee hoos taga Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday kooxo ka tirsan Al shabaab oo ay sheegeen in ay...
Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo jeediyay in la joojiyo Khaadka oo ay ku sheegeen in uu dhibaato wayn ku yahay amniga, dhaqaalaha & waxqabadka Bulshada sida ay hadalka u dhigeen. Waxa ay sheegeen in ku dhowaad nus...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ka hor inta aan mandate-kiisu dhicin dhammaadka bisha December. Sidoo kale, Golaha ayaa dib u eegi doona cusboonaysiinta cunaqabateynta...
Dhul-gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.5 Magnitude ayaa ku dhuftay Dalka Japan gaar ahaan Waqooyi bari, waxaana la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen in ka badan 30 qof, weli lama soo gudbin xog la xiriirta dhimasho. Dhulka uu saamaynta taban ku...
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Banaadir Macalin Mahdi oo ayaa sheegay in Cid walba oo sheegto wax lid ku ah Hanaanka ay wax u wado dowlado & Shacab kasta oo qeylo dhaamiyo ama Saraakiil dowladeed sharciga la horgeyn doono. Tusaale...
Booliiska Kenya ayaa howlgal uu ka sameeyay Magaalada Nairobi ku xiray 26 ruux oo ay ku jiraan Dad Soomaali ah kaddib markii lagu helay kiisas kala duwan oo la xiriira samaynta dukumiintiyada Dowladda oo been abuur ah. War kasoo baxay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddi loo xilsaaray dejinta iyo hagidda qorshayaasha wax looga qabanayo abaarta ba’an ee ku habsatay deegaanada Jubaland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in xaaladda...