Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay, oo Mataane ah kuwaas oo horey loo sheegay in uu afduubtay mid ka mid Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Gaashaanlle Cabdifitaax Aadan Xasan...
Xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale u soo baxay meel ay kusii badanayaan kalluumeysiga sharci darrada ah, sida ay ku warameen Maritime Fairtrade. Warbixinno dhowaan soo baxay ayaa muujinaya in maraakiibta Shiinaha ay si sharci-darro ah uga hawlgalaan biyaha Soomaaliya, taas...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Sacuudi Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax Al-muwalad. Kulankan ayaa looga hadlay dadaallada Dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed...
Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Booliiska iyo kuwa Milatariga ee Dowladda Soomaaliya laga saaray dhinacyada lagu eedeeyay askaraynta carruurta ee goobaha dagaalka. Tallaabadan ayaa waxaa Qaramada Midoobay ku tilmaantay guul weyn oo muujineysa sanado badan oo shaqo...
Qarax xoogan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir kaasoo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Sida wararku sheegayaan qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah ayaa waxaa ka dhacay xerada ciidamada Jen. Dhegabadan (Ex Warshadii hore ee...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal duqeyn ah oo saacadihii la soo dhaafay Diyaarado dagaal ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe. Qoraal kooban oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta lala beegsaday degmada Jilib...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay 7 mas’uul oo uu u igmaday xilal badhasaab oo cusub, isla markaana uu xilalkii kaga qaaday 4 mas’uul oo hore u hayay xilal heer gobol...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanno hoos yimaada magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Duqeymaha ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaarey dad rayid ah oo ku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in dadka Soomaaliyeed aan weli loo diyaarin hannaan doorasho oo dhab ah oo qof iyo cod ah, isla markaana uu jiro khatar weyn oo ku...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo wado nadiifin ah oo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ka sameeyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo ee gobolka Baay. Howlgalka ayaa la sheegay in ciidamadu...