Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS waxaa maanta la horgeeyay sharciga Boliiska Soomaaliyeed oo wax ka baddel lagu sameeyay, waxaa qodobada qaar doodo ka keenay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo dul istaagay qodobadaas.
Xubno katirsan Guddiga Arrimaha Gudaha & Amniga Baarlamaanka...
War kasoo baxay Ciidamada Badda Dowlad-Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Xeebta leh ee Eyl in lagu qabtay Doon wadday Budooyinka loo adeegsado Qaraxyada iyo 7 ruux oo la socotay.
Dadka la qabtay ayaa...
Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab.
Howlgalkaan ciidanka Daraawiishta Jubbaland ka sameeyeen magaalada Qooqaani ayaa ahaa mid lagu xaqiijinaayay amniga guud ee magaaladaas iyo deegaanada ku dhadhaw.
Taliyaha...
DowladdaTurkiga ayaa si rasmi ah u bilowday dhismaha saldhigga hawada sare ee laga gano gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, kaas oo markii ugu horreysay laga hirgelinayo gudaha Soomaaliya.
Tani waxay ku soo beegmaysaa xilli Ankara ay si xowli ah ugu socoto inay...
Xukuumadda Dan-Qaran ayaa billowday kulamo xal loogu raadinayo xakamaynta abaaraha ka jira qaybo kamid ah Dalka, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maalmo gudahood kula kulmay wakiillo kala duwan oo danaynaya ka qaybgalka arrintaan.
Xamsa Cabdi Barre ayaa fadhi gaar...
Dowladda Eritrea ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday xubinnimada urur gobolleedka IGAD, kaddib warsaxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi. Eritrea ayaa ku eedeysay IGAD inuu lumiyey doorkiisii sharci iyo awooddii looga baahnaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay ajandaha shirka mcuaaradka isugu imaan doonaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in ujeeddadiisu tahay in la helo aragti mideysa mucaaradka Soomaaliya.
Shariif Sheikh Axmed ayaa tilmaamay in shirka Kismaayo uu diiradda...
Dood si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha badda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika oo ka dhacday Guddiga Arrimaha Dibadda ee Senate-ka Maraykanka, ayuu Senator Ted Cruz uu ka sheegay in Somaliland ay muhiim u tahay istaraatiijiyadda Maraykanka ee...
Deegaanno katirsan Gobolka Bakool ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka barakacay qoysas badan oo saamayn taban ku reebtay abaarta ka jirta qaybo kamid ah Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya, qaar kamid ah Dadkaan ayaa gaaray Gobolka Jubada Hoose.
Xoolaha oo haraad...
Laamaha Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen dil xalay ka dhacay caasimadda Galmudug.
Wararka ugu danbayey ee aan helayno ayaaa sheegaya in qaar ka mid ah ragga la qabtay ay wateen hub...









