Israa’iil ayaa digniin u dirtay Soomaaliya, iyadoo Shay Gal, oo ah lataliye sare oo katirsan Dowladda Israel, uu sheegay in Soomaaliya ay hadda noqotay meel uu saamayn weyn ku leeyahay Turkiga,halkaas lagu tijaabinayo gantaalka Tayfun oo Turkigu, kaas oo...
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay hadalladii dhaleeceynta ee dhawaan ka soo yeerayay Madaxaweynaha Dowladda Mareykanka, Donald Trump.
Ra’iisul wasaaraha ayaa caddeeyay in Trump aysan cusbeyn dhaliishiisa caalamka, isagoo dalal badan ku qaaday weerar dhinaca...
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale si adag uga hadlay burburinta ay weli ku wado dowladda Fedaraalka dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed uu soo saaraya Xisbiga Himilo...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay hadallo naceyb iyo kala-sooc ku dhisan oo uu si toos ah ugu weeraray bulshada Soomaalida ee ku nool dalkaas, isaga oo ku tilmaamay “qashin” aan mudnayn in lagu soo dhaweeyo...
Laba maalin kahor kulan si qarsoodi ah Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay Ganacsade Gallad, oo lagu sheegay inuu madaxweynaha ka iibsaday dhulka Deyniile, lacag gaareysa 27...
Wasiirka Difaaca Nigeria, Mohammed Badaru Abubakar, ayaa xilka iska casilay sababo caafimaad, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada.
Iscasilaaddiisa waxay ku soo beegmaysaa xilli dalka ay ka jiraaan afduubyo isa soo taraya oo dhowr gobol ka dhacay.
Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magacaabay xubnaha cusub ee Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (G-MCQ), kaddib markii uu soo gebogabeeyay habraacyadii sharciyeed iyo tixgelinnadii lagama maarmaanka u ahaa dhismaha guddigan muhiimka ah...
Warar cusub oo la helay ayaa sheegaya in Cabdulqaadir Muumin, hoggaamiyaha cusub ee ururka ISIS, uu weli ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad, xilli ay socdaan howl-galladii ugu xoogga badnaa ee ay wadajir u fuliyaan ciidamada Puntland iyo kuwa gaarka...
shacabka ku nool Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa hasyta dhibaato ay kala kulmaan ciidamada dowladda soomaaliya iyo dhar cad ah.
maalinkasta waxaad arkaysaa gudaha Degmada Wadajir in qof rayid ah bartaha magaalada Degmada Wadajir ciidamada ay uga qaataan Mobilada...
Shil sababay dhimashada Haweeney la sheegay in ay ahayd 60 jir oo lagu magacaabo Maryan Maxamuud Culusow ayaa xalay saq dhexe ka dhacay Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho, gaariga shilka galay ayaa rarnaa.
Gaariga oo noociisu yahay (Ina-tareey) waxaa la...









