Guddiyada amniga Puntland iyo Galmudug ayaa kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyagoo ka wada hadlay xoojinta amniga iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dhinac ee gobolka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga iyo sidii loo...
Kooxda Al-Shabaab ayaa shan qof ku dishay magaalada Jilib ee koonfurta Soomaaliya, kadib markii ay ku eedeeyeen inay u basaasayeen hay’ado shisheeye iyo kuwa Soomaaliyeed, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dilalka lagu fuliyay si fagaare...
Dowladda Jabuuti ayaa Guutada 13-aad ee “Hiil-Walaal” oo ka tirsan ciidamadeeda qalabka sida u soo diraysa Soomaaliya, si ay uga qayb qaadato hawlgalka taageerada nabadda. Waxaa la filayaa in ciidamadan ay dalka soo gaaraan 16-ka Maarso. Guutada  13aad ayaa beddeli...
Dagaal ayaa shalay ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay, kaas oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo mucaarad ah oo isku magacaabay Ciidamada badbaadada Koofur Galbeed. Taliyaha horkacaya Ciidamada Mucaaradka ee ka dagaallamay Qansaxdheere oo la hadlay...
Amiir Turki Al-Faysal oo ahaa ninkii ugu xil haynta dheeraa ee Sirdoonka Sacuudiga ayaa sheegay in Dagaalka ka dhanka ah Iiraan uu sanado qaadan karo isla markaana aanay si fudud looga guulaysan doonin Tehran. Waxa uu xusay in marka uu...
Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa ku geeriyooday, qaar kalena ay ku dhaawacmeen qarax maanta barqaddii ka dhacay jidka isku xira Boosaaso iyo Dhaadaar ee Calmiskaad. Qaraxa ayaa lala beegsaday gaari ciidan oo marayay halkaasi,...
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay weerarro cirka ah oo ay Israa’iil ku qaaday caasimadda Lubnaan ee Bayruut iyo koonfurta dalkaas, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Lubnaan. Weerarradan ayaa qayb ka ah dagaalka sii ballaadhanaya ee u dhexeeya...
Ciidanka Badda ee Turkiga ayaa si rasmi ah u bilaabaya hawl-gal ay ku tegi doonaan Soomaaliya Isniinta soo socota. Ugu yaraan afar markab ayaa ka qayb qaadan doona Kooxda Hawl-galka Badda ee Turkiga iyo Soomaaliya, kuwaas oo bixin doona...
Buundada Sabiid & Caanoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo dib u dhis lagu sameeyay sannadkii hore isla markaana la xarrig jaray 6dii December 2025 ayaa la duntay Gaari nooca Xamuulka ah. Ilo kala duwan ayaa Warbaahinta u...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay hadda u gudubtay marxalad cusub oo diiradda lagu saarayo helitaanka aqoonsi caalami ah, kadib markii ay ka gudubtay marxaladihii dhismaha dawladnimada iyo sugidda nabadda gudaha. Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan...