Warbixin cusub oo ka socota machadka fikirka ee Defense Priorities ayaa ku boorrineysa maamulka Trump inaysan aqoonsan Somaliland isla markaana ay ka saaraan dhammaan ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya, iyadoo lagu doodayo in dagaalka ka dhanka ah argagixisada ee socday...
Khubarro Ciidan oo ka kala socda Dalalka Soomaaliya usoo diray Ciidanka Midowga Afrika ee howlgalla AUSSOM ayaa ka shiraya qorshaha mustaqbalka howlgalkooda haddii la waayo dhaqaalaha loo raadinayo sii wadista howlgalkaan.
Waxa ay diiradda saarayaan xal u helista su’aalaha miiska...
Khilaafka sii fidaya ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa si toos ah u saameeyey nolosha dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo qiimaha shidaalku kaceen 77 boqolkiiba habeen keliya iyo welwel cusub oo la xiriira burcad-badeedda Soomaalida maadaama kormeerka caalamiga ah...
Faafitaanka lama filaan ah ee tobannaan Yaxaas ah oo ku sugan dhowr tuulo iyo deegaano u dhow wabiga Niil ee Suudaan ayaa cabsi badan gelisay dadka deggan meelahaas.
Walbahaarka ayaa sii kordhay ka dib markii yaxaas weyn uu qaniinay beeraley...
Mooska Kenya ayaa gaaray suuqyada Muqdisho iyadoo aan la kulmin waxa Caqabad ah, musuqmaasuqa dowladda, ama canshuuraha soo dejinta ee weli neefsanaya beeraleyda Soomaaliyeed ee ku nool meelaha taariikhiga ah ee mooska sida Janaale iyo Buulo-Mareer. Farqigan ayaa muujiyay...
Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa la kulmay madax ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan waajibaadka howlgalka iyo xaaladda ammaanka ee dalka.
Safiirka El Hadji Ibrahima Diene, wakiilka gaarka ah...
Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya ahna Xarunta Midowga Afrika waxaa maanta ka furmaya shir looga hadlayo Mustaqbalka Ciidanka AUSSOM ee jooga Soomaaliya kaddib markii dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah uu soo wajahay Mustaqbalka Ciidanka AUSSOM.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warqad...
Dawladaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayss isweydiinaya inta uu qaaraddu sii wadi karto howsha nabadda ee Soomaaliya, iyadoo maalgelinta caalamiga ah ee yaraatay ay kor u qaadeyso suurtogalnimada in ciidamo horay looga saaro sidii loo qorsheeyey.
Kameruun iyo Gabon...
Dawladda federaalka Soomaaliya iyo gobolka waqooyi-bari ee Puntland ayaa u muuqda inay ku dhow yihiin isku dhacyo militari oo suuragal ah , taasoo kor u qaadaysa cabsi ah in khilaaf siyaasadeed oo muddo dheer jiray uu isu beddelo dagaal...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada muddo xileedkeedu Dhammadaay ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maalintii Talaada aheed Waxaa uu sheegay in uu bilowday dib-u-habeyn lagu nidaaminayo waxbarashada Islaamiga ah, isagoo xusay in markii ugu horreysay dugsiyada Qur’aanka lagu daray nidaamka rasmiga...









