Shan xildhibaan oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada maamulka Waqooyi Bari ayaa ku dhawaaqay inay si rasmi ah isaga casileen xubinnimadoodii, iyagoo sheegay inay ku qanci waayeen jihada uu maamulka u wajahayo iyo sida loo hirgeliyey himiladii loo aas-aasay. Qoraal ay...
Maraykanka ayaa kor u qaaday wadashaqeynta uu la leeyahay Eritrea iyo Soomaaliya iyadoo weeraro sii kordhaya oo lagu qaaday maraakiib ganacsi ay ka jiraan cabsi ah in xasillooni-darradu ay ku faafto labada xeebood ee Badda Cas isla markaana khatar...
Puntland ayaa si adag uga digtay in saanad iyo ciidan lagu dhibaataynayo deegaannadeeda ay soo maraan garoomada Diyaaradaha iyo dhulka uu ka taliyo maamulka deriska la ah ee Galmudug. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri “Puntland waxay...
Gobolka Sanaag ma aha kaliya “dhul muran ah” sida xaqiiqda fudud ee laba dhinac. Waa meel ay isku dhex galaan saddex sheegasho oo iska soo horjeeda: 1.Somaliland waxay sheegataa gobolka inuu ka mid yahay dhulkeeda iskeed ugu dhawaaqday waxayna si...
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka baxay Garowe isagoo ku socda safar dibadda oo aan la shaacin, iyadoo ilo-wareedyo ay xaqiijiyeen inuu marka hore u safrayo Addis Ababa ka hor inta uusan aadin Dubai, arrintan oo muujineysa qoto-dheeraanta...
Dagaal beeleed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Dagaal beeleedkaan ayaa daba socda dagaallo soo noqnoqday oo dhiig badan ku daatay, inkastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin karin tirada. Ilaa iyo hadda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Abdirahman Dahir Aadan, ayaa booqosho ku tagy Washington, D.C., si uu uga qayb galo kulamo heer sare ah oo uu la yeesho mas’uuliyiinta dowladda Mareykanka iyo hay’adaha muhiimka ah ee...
Maayirkii magaalada Berbera, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay, kaddib in ka badan 14 sano oo uu hoggaaminayay maamulka magaalada. Sidoo kale, ku-xigeenkiisii Nuur Cadde ayaa isna iska...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Maxamed Muuse Cabdi oo loo yaqaan Galayr, ayaa xaqiijiyay in maxaabiista lagu hayo Laascaanood iyo kuwa lagu hayo Somaliland la isku beddeli doono ama la sii deyn doono isla maalintaas marka heshiis kama dambeys...
Xubno lagu tuhmayo in ay katirsan yihiin AL-shabaab ayaa weerar si siman ka gaystay Magaalooyinka Arabia iyo Fino ee Ismaamulka Mandheera, waxaana ka dhashay dhaawaca hal qof oo la sheegay in uu ahaa Carruur naas-nuug ah. Saraakiisha hay’adaha ammaanka ee...