Madaxweynaha Somaliland Abdirahman Maxamed Cabdillaahi ayaa mar kale ku adkeeyey in gobolka Sool uu ka tirsan yahay Somaliland, isagoo ugu baaqay in bulshada Sool la soo dhoweeyo isla markaana cabashooyinka lagu xalliyo wadahadal iyo heshiis. Madaxweynaha Somaliland ayaa hadalkan ka...
Dowladda Zambia ayaa sheegtay in la qabtay toddobo ruux oo Soomaali ah, kuwaasi oo saarnaa gaari xamuul ah oo ku sii jeeday dalka Zimbabwe. Maamulka Canshuuraha dalka Zambia ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen ragaan oo lagu dhexqariyay jawaanada...
Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay in xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya ay sii xumaan karto, iyadoo isku biirsaday dhimista maalgelinta caalamiga ah, abaaraha, colaadaha, barakaca iyo sare u kaca qiimaha maciishadda, kuwaas oo sii kordhinaya baahida ay qabaan malaayiin qof...
Qaar ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) uusan sii socon karin muddo aan xad lahayn, iyagoo ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya inay dardargeliso diyaarinta...
Saraakiil katirsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa guullo ka sheegtay howlgal ciidanka Daraawiishta oo kaashanaya Kumaandooska Danab ay ka fuliyeen duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Waxa ay sheegeen in la burburiyay goobo ay ku sugnaayeen Al-shabaab oo isugu jiray saldhigyo...
Dab khasaara maaliyadeed gaystay ayaa saakay ka kacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan dhinaca Cabdalla Shideeye, waxaa gudbay dukaamo lagu iibiyo qalabka elektarooniga ah iyada oo markii dambe ay goobta tageen gaadiidka dab damiska. Si dhab ah looma shaacin khasaaraha inta...
Xiisad colaad oo u dhaxeysa Ciidamada gaarka u tababaran ee PSF iyo kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ka taagan Gobolka Bari iyada oo lasoo warriyay isku dhacdo kooban oo ka dhacay qaybo kamid ah Gobolkaas. Deegaanka Laag oo ay isku...
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Muqtaar Kaamil ayaa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya kaddib markii la sheegay in uu qabtay xannuun degdeg ah sida ay shaaciyeen xubno katirsan ehelkiisa. Hoggaamiyaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam...
Wada-hadalladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garabyada mucaaradka ayaa maanta lagu kala kacay kadib markii dhinacyadu isku mari waayeen hannaanka doorashooyinka dalka. Wada-hadalladan oo ay beesha caalamku dhex-dhexaadinaysay ayaa maanta ka qabsoomay xayndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Kulanka ayaa...
Xiisad colaadeed ayaa ka taagan deegaanka Laag ee gobolka Bari kaddib markii uu iska hor imaad halkaas ku dhexmaray ciidamo ka tirsan PSF iyo ciidamo taabacsan Daraawiishta Puntland. Xiisadda ayaa bilaabatay markii ciidamo ka tirsan PSF oo ka yimid Boosaaso...