Xildhibaan hore Fahiima Yuusuf Cabdillaahi (Quuje) ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku qaabileen Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, xubno ka tirsan golaha wasiirrada, masuuliyiin kale oo xukuumadda ah iyo dadweyne kale.
Fahiima Quuje oo hadal...
Axmed Macalin Fiqi ayaa ku hanjabay in madaxa laga jebin doono rag uu ugu horreeyo Shariif Sheikh Axmed haddii ay isku dayaan wax u dhimidda amniga magaalada.
Fiqi ayaa sheegay in aan laga yeeleyn mucaaradka oo uu Shariif ugu weyn...
Koobka Adduunka 2026 ee xalay lasoo gabagabeeyay waxa uu noqday tartankii ugu lacagta badnaa ee dhacdadaan iyada oo sannadkaan xitaa la kordhiyay xulalka ka qaybgalay oo horay u ahaan jiray 32 qaran balse laga dhigay 48 Xul.
FIFA ayaa gacanta...
Dowladda Mareykanka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay kiiska Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle, oo ka mid ah eedeysaneyaasha ugu waaweyn ee fadeexadda musuqmaasuqa ee Feeding Our Future, kadib markii 16-kii Luulyo si rasmi ah looga soo wareejiyay Soomaaliya loona geeyay...
Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay dagaal la galay xubno katirsan Al-shabaab oo ku sugnaa Gobolka Jubada Hoose.
Dagaalkaan waxaa ka dhashay khasaara kala duwan oo xooggiisa gaaray dhinacyada dagaalamay, waxaana la...
Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa isku raacay in la xoojiyo iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib kulan ay yeesheen saraakiil sare oo labada dhinac ka socday.
Kulanka ayaa ka dhacay...
Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa sheegtay in markab marayay dhinaca bari ee Gacanka Cadmeed la afduubtay, kadibna loo leexiyay dhanka biyaha Soomaaliya.
Hay’addu waxay sheegtay in dhacdadan lagu soo wargeliyay Jimcihii, iyadoo markabku xilligaas marayay meel qiyaastii 65...
Ciyaartii kaalinta saddexaad ee Koobka Adduunka 2026 waxay u muuqatay mid si fudud ku dhammaanaysa, laakiin xaaladdu way is beddeshay qeybta labaad, taasoo keentay guul xiiso leh oo 6-4 ah oo England ka gaartay France kulankii Sabtidii ka dhacday...
Soomaaliya iyo shirkadda shidaalka ee dowladda Turkiga, Turkish Petroleum (TPAO), ayaa sii wada qodista ceelka shidaalka ee Curad-1, kaas oo ku yaalla xeebaha Soomaaliya, iyadoo mas’uuliyiintu sheegeen in natiijooyinka ugu horreeya ee sahminta la filayo dhammaadka sanadka 2026.
Curad-1 ayaa...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa u gudbiyay Baarlamaanka dalkaas codsi uu ku dalbanayo in laba sano lagu kordhiyo muddada ay ciidamada Turkigu ka howlgalayaan Soomaaliya, iyadoo lagu saleynayo heshiisyada iskaashiga difaaca ee u dhexeeya labada dal.
Qoraalka codsiga oo...









