Laamaha amniga ee degmada Dayniile ayaa sii xoojiyay howlgallada ka dhanka ah kooxaha burcadda ah ee ka geysta falalka dhaca iyo amni darrada, iyagoo gacanta ku dhigay lix eedeysane oo lagu tuhunsan yahay inay dhac iyo handadaad ka geysanayeen...
Warbixin cusub oo ay soo saartay xarunta cilmi-baarista ee Defense Priorities oo fadhigeedu yahay Washington ayaa ku doodday in sababta Maraykanku u sii wado duqeymaha iyo howlgalka militari ee Soomaaliya aysan ku saleysneyn khatar muuqata oo ka dhan ah...
Xeer Ilaalinta Guud ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Golaha Wakiillada in xasaanadda laga xayuubiyo xildhibaan Fahiima Yuusuf Quuje, si maxkamad loogu soo taago dacwad la xidhiidha hadalladii ay kaga dhawaaqday inay ka tanaasushay...
Gacan ku dhiiglihii loo haystay dilka Taliyihii saldhigga Booliiska degmada Jariiban ee gobolka Mudug, Guleed Kadleeye, ayaa saakay lagu fuliyay xukun qisaas ah, kaddib markii ay ku heshiiyeen qoyska marxuumka iyo qoyska eedeysanaha. Ninka la qisaasay oo lagu magacaabi jiray...
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in sagaal waddan oo Afrikaan ah oo keliya ay u qalmaan barnaamijkeeda fiisaha elektaroonigga ah (eVisa) sannadka 2026, iyadoo Soomaaliya aysan ku jirin dalalkaas, sida lagu daabacay bogga rasmiga ah ee fiisaha elektaroonigga ah ee...
Waxaa isa soo taraya khilaafka ku saabsan sida loo maareynayo kiiska shaqaale markab oo ay ku jiraan siddeed muwaadiniin Masri ah, kuwaas oo in ka badan 70 maalmood lagu hayo markabka MT EUREKA ee ku sugan agagaarka xeebaha Puntland,...
Taliyihii saldhigga Booliiska degmada Jariiban ee gobolka Mudug ee Puntland, Guleed Kadleeye, ayaa ku geeriyooday weerar xalay ka dhacay halkaas, kaddib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay. Mas'uuliyiinta dhinaca amniga ah ayaa u sheegay warbaahinta in taliyaha dhaawac ahaan...
La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa sheegay in mustaqbalka amniga dalka uu ku xirnaan karo awoodda dowladda Soomaaliyeed ay u leedahay inay si madax-bannaan u sugto amniga, isagoo ka digay in dowladnimadu aysan ku tiirsanaan karin...
Shirkadda caalamiga ah ee maraakiibta iyo gaadiidka xamuulka ee Maersk ayaa ku dhawaaqday in ay khidmad cusub oo dheeraad ah ku soo rogi doonto xamuulka ka yimaada Turkiga ee ku wajahan Soomaaliya. Khidmadan cusub oo loo yaqaan Peak Season Surcharge...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Cammaan, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Urdun, Sarreeye Guud Yuusuf Al-Xunaydi, si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga...