Ugu yaraan 50 muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ama lagu la'yahay badda Mediterranean-ka kaddib markii doon alwaax ah oo ay saarnaayeen ay ku degtay Talaadadii meel ka baxsan...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaarey magaalada Dooxa ee Dalka Qadar. Safarka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ujeeddadiisu yahay inuu dowladda iyo shacabka dalka Qadar la qaybsado tacsida geerida ku timid Aabaha Amiirka dalkaas, Shiikh...
Hoggaamiye ka tirsan xisbiga mucaaradka ee ODM ee dalka Kenya ayaa ku baaqay in dib loo furo xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, isagoo sheegay in xaaladda amni ay soo hagaagtay isla markaana ay jirto fursad lagu xoojin karo...
Hay'adaha gargaarka bini'aadantinimada ayaa ka digaya in isbeddelka cimilada ee El Niño uu toddobaadyada iyo bilaha soo socda sare u qaadi karo halista fatahaado, abaaro, cudurro iyo kulayl daran oo saameyn ku yeesha dalal badan oo ku yaalla Bariga...
Go'aanka Mareykanka ee uu kaga soo horjeestay sii wadidda taageerada saadka ee Qaramada Midoobay siiso Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM,) ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo mustaqbalka hawlgalka iyo jihada amniga Soomaaliya. Falanqayn ay daabacday...
Saliidda nooca loo yaqaan Brent Crude ayaa kor u kacday 4% iyada oo halkii fuusto ay gaartay $79.11 sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa laga cabsi qabaa in qiimuhu uu sare usii kaco waa haddii colaaddu sii...
War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal duqayn ah oo ay iska kaashadeen midka kamid ah dalalka ka caawiya weerarrada cirka oo ka dhacday Deegaannada Cadow Jilib, Gayfo & Qoordheere ee Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu...
Xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Iiraan ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii Taliska Dhexe ee Ciidamada Maraykanka (CENTCOM) uu ku dhawaaqay inuu qaaday wareeg saddexaad oo duqeymo ah oo xalay lagu beegsaday badhtilmaameedyo ku yaalla Iiraan, kadib...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa fashiliyay weerar ay laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab doonayeen inay ka fuliyaan xaafadda Xaawo-taako ee magaalada Baladweyne. Saraakiil ciidan oo dowladda ka tirsan ayaa sheegay in ciidamada ay toogteen mid ka mid ah...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka, oo kaashanaya ciidamada amniga Jubbaland, ay howlgal ka fuliyeen deegaanka Baqdaad oo u dhow degmada Badhadhe ee gobolka Jubbada Hoose. Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka wasaaradda, howlgalka ayaa lagu...