Hay’adda dambi-baarista dalka Mareykanka ee FBI ayaa ku dhawaaqday in ay bixin doonto abaalmarin lacageed oo gaareysa illaa $150,000, taas oo la guddoonsiin doono cid kasta oo keenta xog horseedi karta in la soo qabto, lana maxkamadeeyo eedeysane magaciisa...
Maanta waxaa mar kale la filayaa in ay magaalada Muqdisho dib uga billaawdaan wada hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Mucaaradka, kuwaasi oo diiradda lagu saarayo xallinta khilaaf ka dhashay arrimaha doorashooyinka. Wada hadalladan oo soo billaawday maalintii talaadada ayaa...
Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay 3% kaddib markii Maraykanka & Iiraan ay is dhaafsadeen Duqaymo culus oo sababay in uu joogsado isu socodka Maraakiibta shidaalka qaadda ee 20% marta marinka Hormuz sida hadalka loo dhigay. Fuustada Shidaalka Cayriinka ah...
Madaxweynihii hore ee Puntland, haatana ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, ayaa dhaliilo culus u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. Faroole ayaa sheegay in aanay hadda Muqdisho ka jirin dowlad...
War kasoo baxay Taliska Booliiska Magaalada Qardho ayaa lagu sheegay in gacan adag ay ku qabanayaan Dadka ka ganacsada iyo kuwa isticmaalla Walxaha Maankadooriya oo horseeday falal amni liddiga ku ah sida hadalka loo dhigay. Taliyaha qaybta Booliiska Karkaar, Gaashaanle...
Kulan ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Garowe ku lahaayeen qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad, iyadoo la isku raacay tallaabooyin lagu xoojinayo amniga iyo dadaallada lagu dejinayo xiisadda ka taagan magaalada. Sida laga...
Soomaaliya ayaa martigelisay shir heer sare ah oo looga hadlayo hirgelinta heshiiska isu socodka xorta ah ee dalalka xubnaha ka ah Urur-Goboleedka IGAD, xilli ay dowladda federaalku dadaal ugu jirto xoojinta isdhexgalka gobolka iyo fududeynta isu socodka dadka. Shirkan oo...
Degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay maanta weerar culus oo ay fuliyeen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo weerarka ku bilaabay qaraxyo is xigxigay ka hor inta aysan qaadin dagaallo fool ka fool ah. Qaraxyada oo ahaa...
Safiirkii Midowga Yurub u fadhiyay Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sagootisay dalka, iyadoo uga mahadcelisay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan dadkii taageeray howshii ay ka waday Soomaaliya. Francesca Di Mauro ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay muddadii ay ka shaqeysay Soomaaliya,...
Afartan iyo saddex muwaadiniin Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay falal la xiriira burcad-badeednimo ayaa qirtay dambiyada lagu soo oogay intii ay ka hor muuqanayeen maxkamad ku taalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya, iyagoo sidoo kale codsaday in loo...