Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Talaado ah ka furmay wada-hadallo xasaasi ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ku midoobay Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo si weyn isha loogu hayo maadaama ay la xiriiraan mustaqbalka doorashooyinka dalka, khilaafka...
Hassan Sheikh Mohamud ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, ka dib markii uu saacado kooban ku sugnaa magaalada Baidoa, halkaas oo uu kaga qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe). Inkasta oo markii hore la filayay in muddo...
Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay Muqdisho u soo wareejisay laba nin oo lagu soo qabtay howlgal amni oo ka dhacay gobolka Galgaduud, kaas oo lagu bartilmaameedsanayay hubka sharci darrada ah iyo falalka amni darrada la...
Wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde ayaa warbixin uu maanta daabacay ku sheegay in magaalada Berbera ee Somaliland laga wado dhismaha saldhig milatari oo ay si qarsoodi ah u maalgelinayso Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), kaas oo la sheegay...
Dad shacab ah oo ku sugnaa xaafadda agagaarka Iskuulka 15 May ee Degmada Warta Nabadda, horeyna loo yiqiin Wardhiigley, ayaa la sheegay in ay rasaas ku fureen ciidamo boolis ah, kadib markii dadka deegaanka ay ka horyimaadeen jiingado lagu...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay kordhinayso taageerrada ay siiso Soomaaliya gaar ahaan dhinaca Bani aadamnimada, waxa ay xustay in arrintaan ay fursad uย  noqon doonto dadka dantayar ee caawinaadda u baahan. Sacuudiga ayaa sheegay in mashaariic kala duwan...
Sacdiyo Macalin Cali (Sacdiya Bajaaj) oo ahayd gabadh ku shaqeysan jirtay gaadiidka Bajaajta, ayaa warqad ay ka soo dhex qortay gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ku dalbatay in si degdeg ah loo dhageysto racfaankeeda, iyadoo sheegtay in xukunka saddexda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro oo soo gaba-gabeysay muddo-xileedkeedii diblomaasiyadeed ee dalka. Kulanka ayaa ku soo beegmay...
Maamulka Puntland ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn heshiis weliba oo ay wada galaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Tukirga iyada oo aanay la wargelin sida lagu xusay warka kasoo baxay Maamulkaas. Puntland ayaa sheegatay in ay si iskeed ah uga faaโ€™iidaysan...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay si gaar ah u qiimayn doonto saamaynta taban ee ka dhallan karta goโ€™aanka Dowladda Maraykanka ay ka joojisay kaalmadii Dhinaca Saadka ee howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ay siinaysay. Afhayeenka Qaramada Midoobay, Stรฉphane Dujarric...