Turkiga ayaa ka wada bartamaha Soomaaliya dhismaha xarun loogu talagalay hawada sare iyo tijaabinta gantaallada riddada dheer, sida lagu sheegay warbixin ay Arbacadii daabacday wargeyska Faransiiska ee Le Monde.
Warbixintu waxay sheegtay in mashruucan, oo si rasmi ah loogu dhawaaqay...
Qaraxyo waaweyn iyo rasaas xooggan ayaa fiidnimadii caawa, abaare 7:00 fiidnimo, laga maqlay nawaaxiga Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo cabsi iyo argagax ku abuuray shacabka ku nool caasimadda.
Dhawaqa qaraxyada iyo rasaasta oo si...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacinayso tallaabooyin cusub oo lagu adkaynayo nidaamka warbaahinta iyo amniga, kaas oo warbaahinta aan ruqsada haysan ka mamnuucaya hawlaha warbaahineed.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, Wasaaraddu waxay sheegtay inay...
Wararka laga helayo Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Dalkaas ay xireen Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame Food oo katirsan Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi Galbeed.
Xildhibaan Saleebaan Food oo kamid ah Xubnaha sida dhow aad...
Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda la socodka xasaradaha caalamiga ah ee International Crisis Group (ICG) ayaa lagu sheegay in dagaalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab uu mar kale galay xaalad ismariwaa ah, kadib isbeddel...
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in aanay sii socon Karin howlgalkooda Soomaaliya ee soo billowday sannadkii 2007dii haddii uusan taageero Caalami ah kaddib markii Maraykanka uu shaaciyay in uu jaray kaalmadii uu siin jiray.
Midowga Afrika ayaa shaki wayn dulsaaray...
Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku kacay fal dhagar ah oo uu ka geystay waddada 21-ka Oktoobar (Enza Home).
Eedeysanaha ayaa si ula kac ah ugu xiray bullaacadaha...
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa iska kaashanaya xoojinta iskaashiga dhinaca Badda kaddib markii ay kulmeen Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac & dhiggiisa Turkiga, Abdulkadir Uraloğlu.
Soomaaliya & Turkiga waxaa ka dhaxeeya xiriir wanaagsan iyada oo...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaartay Duqa Magaalada St. Louis Park Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Naadiya Maxamed ayaa maanta soo gaartay Magaalada Muqdisho iyada oo soo dhaweynteeda ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan.
Naadiya oo si kooban Warbaahinta ula...
Maamul Goboleedka Jubbaland oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sameeyay bandhig miitari oo aad u xooggan taasi oo ku tusaaleynaayo awoodda militari ee ciidamada Jubbaland ay u leeyihiin dagaal kasta oo ay lagalaan cid kasta...









