Warbixin ay daabacday warbaahinta Al Mayadeen ee u janjeerta Hezbollah, Iran iyo xulafadooda ayaa sheegtay in shixnad milatari oo Israa'iil leedahay ay soo gashay Soomaaliya iyadoo loo diiwaangeliyey inay u socoto xafiis ka tirsan Qaramada Midoobay.
Sida lagu sheegay warbixinta,...
Maraykanka ayaa sheegay in uusan taageeri doonin sii socoshada maalgelinta iyo taageerada saadka ee Qaramada Midoobay ay siiso Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) wixii ka dambeeya 31-ka Diseembar 2026, isagoo sabab uga dhigay in Soomaaliya ay ku guuldareysatay...
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), oo weli ku adkeysanaya inuu yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa qaaday tallaabo cusub oo sii xoojisay loollanka siyaasadeed ee ka taagan maamulkaas.
Lafta-gareen ayaa dib ula wareegay bogga rasmiga ah ee...
Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group ayaa sheegtay in dagaalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu galay marxalad ismariwaa ah, iyadoo labada dhinac midkoodna uusan awood u lahayn inuu gaaro guul militari oo kama...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ku tumatay dastuurkii lagu heshiiyay, isla markaana ay dhaawacday nidaamka federaalka iyo hay'adihii dowladda.
Khudbad uu ka jeediyay munaasabadda 1-da Luulyo ee ka dhacday Garoowe, ayuu Deni sheegay...
Warbixin cusub oo ay soo saartay Machadka Stockholm International Peace Research Institute (SIPRI) ayaa ka digtay in dhimista gargaarka caalamiga ah ay sii wiiqeyso nidaamyada caafimaadka ee dalalka nugul, iyadoo Soomaaliya lagu tilmaamay waddamada ugu saameynta badan.
Warbixintu waxay sheegtay...
Guud ahaan dalka ayaa maanta laga xusayaa 1-da Luuliyo, oo ah maalintii ay xornimada qaateen gobolladii Koonfureed, isla markaana ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya.
Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dabaaldegga munaasabaddan qaran, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaarisay...
Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) iyo ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka...
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin horay loogu qabtay Dekedda Muqdisho isla markaana la horgeeyay Maxkamad kuwaas oo loo adeegsado maandooriye ahaan.
Afhayeenka Ciidanka Booliiska oo Warbaahinta kula hadlay goobtii lagu gubay daawooyinkaas ayaa sheegay in lacag dhan...
Soomaaliya ayaa 66 sano kahor waxa ay ka xorrowday gumaystihii Ingiriiska ee Gobollada Waqooyi gumaysanayay iyo Talyaaniga oo Isticmaarsanayay Koofurta oo ay ku midoobeen labadaas gobol kuna dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Munaasabad lagu maamuusayo 1da Luulyo ayaa caawa iyo berri lagu...









