Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ku fulisay saddex Muwaadin oo u dhashay Soomaaliya kuwaas oo lagu eedeeyay in ay maandooriye si qarsoodi ah u gelinayeen Dalkaas sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha waddankaas.
Magacyada Saddexda...
Xiisad amni oo sii xoogeysanaysa ayaa laga dareemayaa magaalada Garowe, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in maamulka Puntland uu diyaarinayo howlgal ka dhan ah ciidamada uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale, kuwaas oo ku sugan duleedka magaalada Garowe.
Subaxnimadii maanta...
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid, iyadoo ku eedeysay inuu watay dukumentiyo Kenyan ah oo si sharci darro ah uu ku helay.
War ay soo saareen hay’adaha ammaanka Kenya ayaa lagu...
Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ilaa saqdii dhexe ka socday qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo, gaar ahaan xaafadaha Warshida Xasay iyo Al-Faras, halkaas oo xaaladdu aad u kacsaneyd kaddib iska horimaad hubeysan.
Dagaalka ayaa...
Xamsa Cabdi Barre ayaa saakay xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile oo dhismo ballaaran lagu sameeyay, waxaa wehliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Janaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Degmada Dayniile iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada...
Waxaa kor u kacay qiimaha Shidaalka Adduunka oo maalmo kahor hoos u dhac ballaaran ku socday kaddib markii duqaymo adag ay is dhaafsadeen Maraykanka iyo Iiraan, waxaana xirmay marinka Hormuuz halkaas oo maraakiib badan ay taagan yihiin.
Sarakaca hadda jira...
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Safarka Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa salka ku haya xoojinta xiriirka qotoda dheer ee diblomaasiyadeed iyo iskaashiga...
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah si rasmi ah u shaacisay go’aan lagu mamnuucayo in hub lala dhex maro magaalooyinka waaweyn ee deegaanadaas.
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Amniga ayaa lagu caddeeyay in laga...
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ka billaabay kulamo la xiriira culayska uu ka dareemayo ciidanka Federaalka ee deegaannada maamulkaas ku sugan.
Sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan, Siciid Deni ayaa maanta lagu...
Nin 34 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, haystana dhalashada Britain, ayaa la xiray kaddib markii gaari uu waday uu ku jiiray dad lugeynayay oo ku sugnaa degmada Ealing Broadway ee magaalada London.
Sida ay sheegeen booliska...









