Dowladda Burkina Faso ayaa ku dhowaaqday inay gebi ahaanba xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dalka Faransiiska, xilli sanadihii la soo dhaafay uu taagnaa khilaafka labada dowladood. War-saxaafadeed rasmi ah oo laga baahiyay telefishinka qaranka, ayaa dowladda Burkina Faso waxay ku sheegtay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi ayaa si kulul ugu jawaabay Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo xalay weerar afka ah ku qaaday Xasan Sheekh Maxamuud. Sanbaloolshe ayaa weerarkii lagu qaaday isaga iyo...
Qarax miino oo sababay dhaawaca labo qof ayaa barqonimadii maanta ka dhacay Kontoroolka Koofureed ee Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle. Labada qof ee dhaawaca soo gaaray ayaa lagu kala sheegay Askari katirsan Ciidamada Ammaanka ee goobta ku sugnaa iyo...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa ku dhawaaqay magacaabista muwaadinka Soomaaliyeed ee Mohamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Bani'aadannimada iyo Ku-xigeenka Isku-duwaha Gurmadka Degdegga ah ee xafiiska QM ee isku xirka arrimaha gargaarka OCHA. Maxamed...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu xiray Cabdikariim iidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha musuqii ballaarnaa ee la xiriiray barnaamijkii "Feeding Our Future", kaas oo lagu lunsaday ku dhowaad 250 milyan oo doollar xilligii...
Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen toddobo qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen fal kufsi wadareed oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka Booliska, howlgal degdeg ah ayaa la bilaabay kaddib markii...
Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD) ayaa si kulul u cambaareeyay xukunka saddexda sano ee xabsiga ah ee lagu riday Sacdiyo Macalim Cali, isagoo ku tilmaamay mid lagu cabburinayo xorriyadda hadalka iyo codadka dhalinyarada. War-saxaafadeed uu ururku soo saaray ayaa...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Israa'iil iyo Denmark ay ahaayeen labada dal ee keliya ee ka jawaabay waraaqihii ay Somaliland u dirtay dhammaan dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ee la xidhiidhay codsiga aqoonsiga. Madaxweynaha oo...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa amar ku bixiyay in la soo xiro Ascad Maxamuud Yuusuf, oo ah Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Kormeerka Xuduudaha ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kadib markii lagu eedeeyay falal la xiriira tahriibinta iyo...
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tanaasulay ka qeybgalka doorashada madaxtinimada Galmudug ee la filayo inay dhawaan ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb. Qoorqoor ayaa go’aankan ku shaaciyey munaasabaddii xuska 26-ka Juun oo habeenkii...