Laanta Socdaalka Kenya ayaa dib ugu soo celisay magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, kaddib dhacdo ka dhacday Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta (JKIA) ee magaalada Nairobi.
Jibriil ayaa laga hakiyey habraacyada socdaalka xilli...
Midowga Yurub (EU) ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo ku-meel-gaar ah oo lagu adkeynayo helitaanka fiisooyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed, kaddib markii warbixin rasmi ah lagu qiimeeyay heerka wada-shaqaynta Soomaaliya ee dib u qaadashada muwaadiniinteeda ku sugan dalalka Yurub si sharci-darro...
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Caasimadda, ayaa sheegay inay fuliyeen amar maxkamadeed oo lagu soo qabtay Wariye Cabdullaahi Abuukar Cali, oo loo yaqaano Diirshe Ali, kaddib markii lagu eedeeyay falal ay sheegeen inay baal marsan yihiin sharciga dalka,...
Xamse Cabdi Barre oo saacadihii la soo dhaafay ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo la yeeshay Madaxda Galmudug iyo kuwa heer Federaalka.
Kulamadan ayaa waxaa qeyb ka ah kulan gaar ah oo uu Ra’iisul wasaarihii hore ee soomaaliya la yeeshay...
Wararka naga soo gaaraya Gacanka Cadmeed, gaar ahaan aagga u dhexeeya Soomaaliya iyo Yaman, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka oo Khamiis ah uu halkaas ka dhacay dhulgariir xooggan.
Sida uu baahiyay wargeyska Volcano Discovery oo ku takhasusay la...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ugu dambeyn soo gabagabeysay kiiska Sacdiyo Macalin Cali Xasan oo loo yaqaano (Sacdiyo Bajaaj) waxaana ay aya ku ridday xukun adag.
Maxkamadda ayaa Sacdiyo Macallin oo ah gabar dhalinyaro ah ku xukuntay saddex sano xarig ah,...
Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi la socda ayaa duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug halkaas oo uu ka billaabyo kulamo wadatashi ah.
Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdiga kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin isugu jirta heer...
Duleedka magaalada Baydhabo Warar laga helayo ayaa sheegaya in askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka baxeen fariisimahoodii, isla markaana ay ku biireen ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed...
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Liibiya ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu adkeynayo xeerarka gelitaanka muwaadiniinta ka soo jeeda Sudan, Eritrea, Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid looga gol leeyahay xakameynta qulqulka muhaajiriinta iyo la dagaallanka socdaalka sharci...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda loo haysto Sacdiya Bajaaj, oo wajahaysa eedeymo la xiriira kicin dadweyne, iyadoo hadda la sugayo go’aanka kama dambaysta ah ee maxkamadda.
Dhageysiga kiiska oo socday ku dhowaad saddex saacadood ayaa maxkamaddu...









