Kismaayo, caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta si rasmi ah u soo dhaweysay wafdigii ugu horreeyay ee ka qaybgalaya shirka Mucaaradka Soomaaliya, kaas oo la filayo in si rasmi ah loo furo berri oo Arbaco ah,...
Diyaaradaha duulliye la’aanta ee Maraykanka (Drones) ayaa duqaymo ka dhan ah AL-shabaab ka fuliyay Duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka Jubada Hoose oo dhanka kale ah xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland. Duqayntaan waxaa xigay howlgal dhulka ah oo ay fuliyeen ciidamo...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil Xalay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhalinyaro ahaa, kaasoo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Abuukar Muxumed. Dilka wiilkan dhalinyarada ahaa ayaa Xalay ka dhacay waaxda Barwaaqo ee degmada Dayniile, waxaana dilkiisa...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen Taliyayaasha Ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo taliyayaasha qaybaha kala duwan ee hawlgalka, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista guud ee amniga, horumarka la gaaray iyo caqabadaha...
Deegaanka Harboole ee Degmada Faafi Ismaamulka Gaarisa waxaa biriq ku dhacday ay dishay labo qof oo mid kamid ah uu yahay Nin da’ ah sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ah oo xogtaan Warbaahinta la wadaagay. Xiligii biriqda...
Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanene ayaa ku hanjabay in Xukuumaddiisa ay xoogga saarayso adkaynta sharciga mamnuucaya hubka, kaddib markii 15 qof lagu toogtay Xeebta Bondi Beach ee Magaalada Magaalada Sydney. Australia waxa ay kamid tahay dalalka hubka caadiga uu ka...
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sheegay in maxkamadaha ay ka garnaqi karaan tabashooyinka ka yimaada Xuquuqda Dastuuriga ah ee Muwaadinka ku waayo Doorashada. Wasiir Xasan Macallin ayaa sheegay in qof weliba uu leeyahay...
Ururka Midowga Yurub ayaa billaabay qorshe cusub oo lagu sheegay in looga hortagayo kororka tahriibayaasha uga gudba dhinaca Qaaradda Afrika kuwaas oo xaalado kala duwan la kulma muddada ay safarka ku jiraan. Dalal badan oo xubno ka ah Ururka Midowga...
Wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayo James Swan iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda Jubbaland ayaa...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Safiir-ku-xigeenka Dowladda Faransiiska u fadhiya dalka Kenya, Romain JOLY, iyo wefti uu hoggaaminayey, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland. Weftigan ka socday Faransiiska ayaa ahaa...