Mashruuca Baanka Aduunka ee NAGAAD ($278.5M) bilaawday 2020-2026 wuxuu magaalooyinka dalka qaar u horseeday horumar, waxayna sameysteen Bulaacado biyaha Roobka magaalada ka saara iyo jidad yaryar, magaalooyinkaa waxaa kamid ah #Garoowe, #Baydhabo, #Kismaayo, #Dhuusamareeb iyo #Hargeysa ($25M Dollar) oo...
Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, ayaa si kulul u dhaliilay hoggaanka Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in dowladdu ku guuldarreysatay inay wax ka qabato caqabadaha amni iyo siyaasadeed ee dalka.
Wareysi uu bixiyay,...
Diyaarad Safarkeedu ahaa Mandheera & Nairobi ayaa shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Mandheera kaddib markii ay awoodi waysay in ay cagaha saarto dhabbaha ay ku ordaan diyaaradaha, waxaana ay ka baxday dhabbihii ay ku ordi lahayd si ay u...
Muddo afar sanno oo xiriir ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa la dhiban barakicin lagu eedeynaayo Dowladda Federaalka Soomaaliya Xafiiska ugu yeeraayo midka ugu weyn si siman in aysan ugu garaabin laguna dhibaateynaayo dadka rayidka ah, taasi oo sii xoogeysanaysay...
Ugu yaraan 17 dhalinyaro Soomaali ah ayaa ku geeriyootay badda u dhaxeysa Spain iyo Algeria kadib markii ay qalibantay doon ay la socdeen xilli ay isku dayayeen tahriib.
Dadka dhintay ayaa la xaqiijiyey inay isugu jiraan 5 gabdhood iyo 12...
Ciidankii Baydhabo laga qabsaday ee Beesha Xariin ah ayaa Gaaray Balleey Baayga Gedo waxaana lagu soo dhaweeyay saldhig kumeel gaar ah oo laga siiyay Degmada Boholgaras waxaana socda Wada hadal sida ay Warbaahinta u sheegeen ilo lagu kal soonaan...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jubbaland ayaa soo saartay digniin ku saabsan roobab culus oo la filayo in ay ka da’aan deegaannada Jubbaland toddobaadyada soo socda, kuwaas oo ay la socon karaan dabaylo xooggan oo saameyn ku yeelan...
Israa’iil ayaa dishay weriye Lubnaani ah, oo lagu magacaabo Amal Khalil, isla markaana dhaawacday weriye kale oo lagu magacaabo Zeinab Faraj, inkastoo uu jiray heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya labada dhinac, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Lubnaan.
Dowladda Lubnaan ayaa...
Kulan uu albaabada u xiran yahay ayaa guriga madaxweynihii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu uga socdaa safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya iyo xubnaha mucaaradka ee maalmahan dhaq-dhaqaaqa ka waday Muqdisho ee caasimada soomaaliya.
Kulanka oo ah...
Magaalada Muqdisho waxaa saacadihii la soodhaafay ka da’ayay roob xooggan oo saameeyay dhaqdhaqaaqa ganacsiga,isu-socodka dadweynaha, iyo gaadiidka.
Roobkan oo saacado socda ahaa kuwo isdaba-joog ah ayaa sababay inay biyuhu fariistaan waddooyinka halbowlaha u ah caasimadda, sida Waddada Maka Al-Mukarama, Soddonka,...









