Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu afduubay Dr. Faarax Cabdi Maxamed oo ka mid ah hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn (MSF) ee ka howlgasha isbitaalka guud ee Gaalkacyo.Hospitals & Treatment Centers. Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa dhakhtarka afduubay, kuwaas oo dhawaan muuqaal ay...
Madaxweynaha Soomaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta safar aan horey loo sii shaacin ugu amba-baxay dalka Imaaraadka Carabta. Madaxtooyada Maamulkaas oo soo saartay qoraal kooban ayaa xaqiijisay in safarka Madaxweynuhu uusan ahayn mid rasmi ah, balse uu yahay mid...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in tallaabooyin amni oo culus laga qaaday qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed, kuwaasi oo qeyb ka ahaa mas'uuliyiin horey uga tirsaneeyd xukuumadii Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis LaftaGareen. Guddoomiyaha...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed, ayaa si adag uga digay in dalka laga hirgeliyo doorasho aan loo dhammayn oo hal dhinac ah, isagoo ku baaqay in xal siyaasadeed oo dhab ah lagu gaaro wadatashi qaran iyo heshiis...
Senator Ted Cruz ayaa muujiyay kalsooni xooggan oo uu ku qabo in Donald Trump uu aqoonsan doono Somaliland ka hor inta aanu dhammaan muddadiisa xilka, isaga oo Somaliland ku tilmaamay saaxiib istaraatiiji ah oo muhiim u ah danaha Maraykanka...
Dawladda Soomaliya ayaa sannadkii lacag ka badan $14M oo dollar ka qaado diyaaradaha isticmaala hawadda Somaliland,Sida ay noo xaqiijiyeen illo wareedyo lagu kalsoonaan karo waxa 24-kii saacadood hawada Somaliland mara 100 duulimaad oo duulimaad kasta ay Somaliya ka qaado...
Kooxda Daacish ISIS ayaa kordhisay weerarrada ka dhanka ah ciidamada Puntland, iyadoo habeenadii ugu dambeeyay weerarro kala duwan ka fulisay deegaanno ka tirsan gobolka Bari, sida ay sheegayaan ilo amni. Wararka ayaa tilmaamaya in dagaalamayaal ka tirsan kooxda ay weerar...
Hay’adda Socdaalka Adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee IOM ayaa warbixin ay soosaartay waxa ay ku sheegtay in sanadkii tagay 2025 ay tahriib ku dhinteen in ku dhow 8,000 ruux oo qaarkood la helay maydkooda halka qaar kale la...
Taliska Booliska Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay amar cusub oo lagu mamnuucayo in gudaha magaalada Baydhabo lagu dhex qaato hubka culus, iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid lagu xoojinayo amniga iyo xasiloonida magaalada. Taliyaha Qaybta Booliska...
Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay dowladda federaalka, iyadoo ka cabanaysa sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay uu ku xadgudbay mabaadi’da gargaarka bini’aadannimo isla markaana...