Shirkadda Xamuulka ee Maersk ayaa si kumeel-gaar ah u joojisay xamuulkii ay gayn jirtay iyo kuwa ay kasoo qaadi jirtay Dekedda Berbera ee Waqooyi Galbeed Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay shirkaddaasi. Waxa ay xustay in ay dhammaystirayso shaqooyinka...
Dowladda Jarmalka ayaa soo bandhigtay tirakoobka ay ku samaysay Soomaalida ku nool Dalkeeda ee aanay haysan sharciga wayn ee Dalkaasi, waxa ay tilmaamtay in ay Dadkaas gaarayaan 68 kun sida bayaankeeda ay ku xustay. Tirakoobkaan ay samaysay Dowladda waxa ay...
Duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka socda howlgallo lagu raadinayo Rag hubaysan oo dilay Askar katirsanaa ciidanka Badbaadada Koofur Galbeed kaddibna baxsaday sida ay u sheegeen warbaaahinta  ilo kala duwan. Howlgalladaan waxaa si wadajir ah u wada...
Taliska ciidanka Maraykanka ee (AFRICOM) ayaa sheegay in  duqeyn ay ka fuliyeen Puntland ay beegsadeen dagaalamayaal ka tirsan  kooxda Daacish, iyadoo weerarku ka dhacay dhul buuraley ah oo qiyaastii 30 mayl u jira koonfur-bari magaalada dekedda ah ee Bosaso...
Xubnaha Golaha Wasiirrada ee kamidka ah Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu amray in ay mid uun doortaan labadaas Xil sida ku xusan Dastuurka cusub ee Dalka, warsaxaafadeed kasoo baxay Guddiga Madaxabannaan ee Dib u eegista & Hirgelinta Dastuurka ayaa sidaasi...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan siyaasadeed, kaas oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Federaalka iyo odayaasha dhaqanka ee beelah Hawiye, si ay uga arrinsadaan xaaladda guud ee dalka. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay...
Shirkaddii weynayd ee Alburuuj waxay si cad u iibsatay sharafkeedii iyo sumcadeedii kadib markii dhabarka u ridatay daboolidda musuq-maasuq culus oo la xiriira burburka laba war-biyood. Dhowaan xariga ka jaray Gudoomiye Muungaab, Arrintani waxay si weyn u dhaawacday kalsoonidii...
Somaliland ayaa si diirran u soo dhawaysay booqasho rasmiga ah oo uu Madaxweynaha Taiwan, Lai Ching-te, ku tagayo Boqortooyada Eswatini ee Koonfur Afrika, taas oo noqonaysa safarkiisii ugu horreeyay ee uu ku yimaado qaaradda Afrika tan iyo markii uu...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa mar kale si xooggan u soo hadal qaaday baahida dalkiisa u qabo marin badeed, isaga oo markan u rogay dood ku saabsan amniga qaranka iyo madaxbannaanida xogta. Hadal uu ka jeediyay telefishinka dowladda...
Xubno kamid ah Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan looga hadlay dib u dhiska buundooyinka Sabiib iyo Bariire oo go’ay hal bil ka hor. Kulanka ayaa waxaa guddoomiyay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Ayuub Ismaaciil Yuusuf, iyadoo uu ka...