Puntland ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin muddo kordhin sharci darro ah oo lagu sameeyo hay’adaha dowladda federaalka, iyadoo ka digtay in tallaabo noocaas ah ay horseedi karto khatar amni iyo xasillooni darro siyaasadeed. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Puntland, Bile...
Ciidamada ammaanka ee Gobolka Mudug gaar ahaan Booliiska ayaa howlgallo ka dhan ah Dadka Dhirta u baddela Dhuxusha ka sameeyay Deegaanno hoostaga Magaalada Ceeldibir ee Bariga Gobolkaas ee Dowlad-Goboleedka Galmudug. Inta uu howlgalka socday waxa ay Ciidamo qabteen Dad ku...
Falcelin togan ayaa ka timid dib u furista Marinka Hormuz oo muddo u xayirnaa colaadda Bariga Dhexe, waxaa soo dhaweeyay go’aankaas dhinacyo isugu jira Dowlado, Hay’ado iyo Ururro muhiim u ah adeegsiga marinkaas. Dalalka Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Iiraan, Maraykanka, Qaramada...
Amar kasoo baxay Taliska Booliiska Magaalada Baydhabo waxaa Ganacsatada Magaaladaas la faray in ay isticmaalaan lacagta shillin Soomaaliga ah oo maalmo kahor ay diideen kaddib markii meelo kala duwan oo Dalka ah laga joojiyay adeegsigeeda inkasta oo dib loo...
Waxaa bannaanka usoo baxay warar sheegaya in Maraykanka uu doonayo in uu ka baxo Isbahaysiga NATO kaddib markii uu dhowr jeer dhaleeceeyay kuna dhaliilay in ay ku daawadeen duullaankii uu ku qaaday Iiraan 28kii Febaraayo 2026. NATO oo dhowr jeer...
Warta Siigaale ee Degmada Hodan oo dib u dhis loogu sameeyay mashruuc ka yimid Bangiga Adduunka oo lasoo mariyay Maamulka Gobolka Banaadir si loo xakameeyo biyaha ka dhasha Roobka ayaa saaka ku burburtay roob yar oo ka da’ay Caasimadda. 9kii...
Dalka Koofur Afrika waxaa cabsi xooggan laga qabaa in ay ka dhacaan dibadbaxyo ka dhan ah xukunka xabsiga ah ee lagu riday Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalkaas ee lagu magacaabo Julius Malema kaasi oo xubin ka ah Baarlamaanka Dalkaas. Waxaa la sheegay...
Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa saaka markale wajahday weerar culus, iyadoo dagaal xooggan uu ka qarxay xaafado ka tirsan degmada. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in ciidamada la sheegay inay taabacsan yihiin dowladda ay weerarka qaadeen, halka dadka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda u ambabixi doona dalka Turkiga, halkaas oo uu kaga qeyb-gali doono Madasha Dibloomaasiyadda ee Antalya. Madashan oo sannadkan la qabanayo inta u dhaxaysa 17-ka ilaa 19-ka bisha Abriil, ayaa...
Dowladda Turkey ayaa sheegtay in sii xoojinayso dadaalladeeda ku aaddan helitaanka ilo cusub oo tamar ah, iyadoo sheegtay shidaalka ay kasoo saarayso xeebaha Somalia inuu la xiriiro baahida sii kordheysa ee dalkaasi u qabo tamar. Turkiga, oo leh dad gaaraya...