Maamulka badda ayaa ka digay khatar sii kordheysa oo ku wajahan maraakiibta ee xeebaha Soomaaliya ka dib markii doon ay noqotay markabkii ugu dambeeyay ee laysku dayay afduub.
Hawlaha Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO) ayaa sare u qaaday heerka khatarta...
Somaliland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay hub laga keenay dalal shisheeye, kaas oo la doonayay in lagu kiciyo colaado beeleedyo isla markaana lagu khalkhalgeliyo nabadda gobollada Galbeedka Somaliland, gaar ahaan Awdal iyo Salal.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cabdalle Maxamed...
Cabdullaahi Maxamed Nuur oo kamid ahaa siyaasiyiinta sida dhow u taageersanaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Madaxtooyada, kaas oo ahaa la-taliyaha Madaxweynaha.
Qoraal uu ku baahiyay baraha...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Israa'iil ayaa ansixisay magacaabista safiirkii ay dowlada Israa'iil dhawaan usoo magacawday Somaliland, sida lagu sheegay war ka soo baxay dowladda Israa'iil.
Golaha wasiirrada ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa oggolaaday magacaabista Danjire Michael Lotem, kadib...
Weerar hubeysan ayaa habeenkii Sabtida ka dhacay afaafka hore ee hool lagu qabanayay casho sanadle ah oo suxufiyiinta loogu sameeyo Aqalka Cad ee magaalada Washington, halkaas oo uu ku sugnaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo masuuliyiin sare oo ka...
Ganacsatada magaalada caasimadda Muqdisho, ayaa si rasmi ah u joojiyay qadashada lacagta shilinka Soomaaliga, taasi oo ay cabasho xooggan ka muujiyeen shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir.
Diidmada lacagta shilinka Soomaaliga, go’aankan ayaa si deg deg ah uga dhaqan galay suuqyada...
Faahfaahin cusub ayaa ka soo baxaysa markab lagu magacaabo Honour 25 oo ay kooxaha burcad-badeeddu ku afduubteen xeebaha Soomaaliya.
Saraakiil ka tirsan maamulka Puntland ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in markabku uu sido qiyaastii 18,500 foosto oo shidaal ah oo loo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu baaqay duubabka dhaqanka Soomaaliyeed inaysan ka bixin magaalada Muqdisho ilaa ay xal waara ka keenaan khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya mucaaradka iyo dowladda.
Sheekh Shariif ayaa sheegay in joogitaanka duubabka...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, ciidamadaan oo wata gaadiid badan oo Militari ayaa u dhaqaaqay deegaanno katirsan Gobolkaas.
Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in howlgallada qarsoon...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar kamid ah Mucaaradka ayaa maanta ka qaybgalaya Caleemasaarka Ugaaska Murusade, Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo ka dhacaysa Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubnaha Mucaaradka oo aan...









