Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ka hor inta aan mandate-kiisu dhicin dhammaadka bisha December. Sidoo kale, Golaha ayaa dib u eegi doona cusboonaysiinta cunaqabateynta...
Dhul-gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.5 Magnitude ayaa ku dhuftay Dalka Japan gaar ahaan Waqooyi bari, waxaana la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen in ka badan 30 qof, weli lama soo gudbin xog la xiriirta dhimasho. Dhulka uu saamaynta taban ku...
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Banaadir Macalin Mahdi oo ayaa sheegay in Cid walba oo sheegto wax lid ku ah Hanaanka ay wax u wado dowlado & Shacab kasta oo qeylo dhaamiyo ama Saraakiil dowladeed sharciga la horgeyn doono. Tusaale...
Booliiska Kenya ayaa howlgal uu ka sameeyay Magaalada Nairobi ku xiray 26 ruux oo ay ku jiraan Dad Soomaali ah kaddib markii lagu helay kiisas kala duwan oo la xiriira samaynta dukumiintiyada Dowladda oo been abuur ah. War kasoo baxay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddi loo xilsaaray dejinta iyo hagidda qorshayaasha wax looga qabanayo abaarta ba’an ee ku habsatay deegaanada Jubaland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in xaaladda...
Muna Abdule, xaaska hoggaamiyaha cusub ee Daacish, Cabdulqaadir Muumin, oo ku nool dalka Britain, isla markaana korineysa saddexda carruur oo ay dhashay, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waxa ay kala socoto halka uu ku sugan yahay seygeeda. Muna ayaa...
Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo DG Jubbaland waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah kooxo hubaysan oo dilal ka gaystay Degmadaas, 5 ruux ayaa lagu dilay Degmadaas xalay iyo aroornimadii hore ee saakay sida warbaahinta u sheegeen Dadka sugusan...
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Tacadiyo u geesta Shacabka ku nool magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya,Taas oo dhibaato ku ah nolosha Dad badan. Mid ah Dadka ay dhibaateeyeen Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA...
Maanta waxaa si rasmi ah loo daahfuray xafiis cusub oo gaar loo leeyahay oo loo xiray dal ku galka Masar, kaas oo ku qaadanaya $250 visa dal ku galka, halka adeeggaasi hore uga ahaa $110 oo sedex maalmood lagu...
Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqay go’aan culus oo xasaasi ah, isla markaana uga sii daraya xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo maanta hadal siiyay...