Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Odowaa Yuusuf Raage, iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowladda, ayaa maanta u safray dalka Masar. Wafdigaan ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa la...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Idris Maxamed Sheekh (Abuu Cabbaas), oo ah sarkaal sare oo kamid ahaa kooxda Al-Shabaab tan iyo sannadkii 2009, isla markaana hayay jagooyin...
Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaankiisa ku egtahay ilaa bisha October ee sannadka 2026. Shiraa’id oo ay si wadajir ah u wada qabteen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye...
Maxkamada Racfaanka gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug oo maanta fariisatay racfaankii ay dhawaan soo qaateen qareenada difaacaya rag ku eedeysan iney dileen Hooyo iyo sadex gabdhood oo ay dhashay ayaa ku xukuntay dil toogasho ah. Dilka loo geystay Hooyada iyo...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka billaabay deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Maamulka Hir-Shabeelle gaar ahaan Deegaanka Xawaadley, waxaa ka dhacay weerar duqayn ah oo lagu beegsaday Al-Shabaab sida wararku sheegayaan. Saraakiil katirsan ciidamada Xoogga...
Garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacday doorashada Gudoonka Sare ee Midowga Wakiilada Duulimaadyada iyo dalxiiska Jubaland. Dorashadan oo ay ku tartamayeen labada Urur ee kala ah Himilo iyo Tayo ayaa waxa ay...
Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika AFRICOM ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya sanadkan ay ka badan yihiin kuwii sannadkii hore. Sida ay u xaqiijiyeen Fox News Digital, sanadka 2024 waxaa Soomaaliya laga fuliyay 10 duqeyn oo...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaal beeled geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kasoo ka dhacay xadka ay wadagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu ahaa mid socday mudo ku dhaw 30 daqiiqo,...
Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu si buuxda ula socdaa in waqtiga ka haray xilligiisa labaad uu hadda ka yar yahay 166 maalmood. Waxa kale oo uu og-yahay in uu qof walba ka fiican yahay- in mashruuciisa doorasho ee been...
Ku: Warbaahinta, Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha & Bulshada Soomaaliyeed Ujeeddo: Ku dhawaaqidda joojinta ku-meel-gaarka ah ee howlaha Idaacadda Marka FM Somalia Taariikh: 29-11-2025 Goobta: Marka, Shabeellaha Hoose Idaacadda Marka FM Somalia, oo ah idaacad madax-bannaan oo ka howlgasha Magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose,...