Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali Nuur (Shuute)" ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalka Dalka soomaaliya .waxaa uu yiri''' Dagaalo Badan oo dhacay Dad la Dilay Dad la dhaawacay iyo Dad...
Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed.
Allah u naxariiste muwaadinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Cabdi...
Maxkamadda Sare ee East African Court of Justice (EACJ) ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan taariikhi ah oo ay ku xukumeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dibu ceshato 9-ka xubnood ee ay u soo gudbisay Baarlamaanka Midowga Bariga Afrika (EALA).
Go’aankan ayaa...
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in maqaamka rasmiga ah ee caasimadda Soomaaliya uu ku cad yahay qodobka 9-aad ee Dastuurka Ku Meel Gaarka ah, kaas oo dhigaya in go’aan kama dambays ah laga gaari doono kaddib...
Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Ayaa qarka u saaran in la xeranto ka markii iyo Maxamuud Macalin Cabdulle oo shaqaalaha mushaaarka ka jartay sida ay warbaahinta u sheegeen qaar ka mid ah shaqaala laga jartay mushaarka.
Musuq Weyn oo...
Sweden ayaa dacwad ku oogtay nin 23 jir ah oo Swedish-Syrian ah, kaas oo lagu eedeeyay dambiyo argagixiso, oo ay ku jiraan isku dayo uu ugu safro Soomaaliya si uu ugu biiro kooxda Daacish (IS), sida ay sheegeen xeer-ilaaliyeyaashu.
Sidoo...
Booliiska Gobolka Banaadir ayaa howlgal uu ka sameeyay Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho waxa uu kusoo qabtay Faadumo Maxamed Cismaan oo ku eedeysay in ay dishay Ninkeeda/Seygeeda sida hadalka loo dhigay.
Laamaha ammaanka ee Gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa Degmada...
Waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay ilaa 165 ruux oo ah muwaadiniin Soomaali ah oo mudo ku xanibnaa dalka Liibiya oo ay ku wajahayeen xaalado adag oo dhanka nolosha ah.
Dib u soo celinta dadkaan oo isugu jiray rag,...
Xukuumadda Somaliland ayaa diyaaradaha ku amartay in dadka ka dhoofaya Hargeysa ee meel saddexaad u socda, iyo kuwa meel saddexaad kasoo dhoofay ee u socda Hargeysa, aan lagu hakin magaalada Muqdisho.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Madaarrada ayaa...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulanka lagu meel mariyey shuruuc, istaraatiijiyado iyo heshiisyo muhiim ah.
Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah bulshada, gaar...









