Dhacdo murugo leh ayaa ka dhacday qabuuraha Sheekh Ooyaaye ee magaalada Jowhar, kadib markii Cali Maxamuud Axmed Talaad (Cali Muran) uu ku geeriyooday weerar shinni oo ka dhacay xilli uu ka qeyb galayay aaska walaashiis Madiino Maxamuud Axmed Talaad. Weerarka...
waxaad ku soo dhawataan barnaamij gaar ah oo looga hadlayo   Sidee kor looga qaadi karaa wacyigalinta cafimaadka maskaxda iyo bixinta hagitaan iyadoo loo marayo barnaamijyada7 Raadiyaha iyo Baraha Bulshada Waxaa fulinay Barnaamijka Juba Foundation. Waxana maalgalinaya AFSC waxaa soo jeedinaya salad muuse...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa barqonimadii maanta gaaray Dalka Tanzania halkaas oo uga qaybgalayo shir madaxeedka meertada 25aad ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika ee EAC. Waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin katirsan Dowladda Tanzania iyo...
Maanta oo kale todobaadkii hore ayuu qarxay dagaalka saamaynta taban ku reebay guud ahaan Caalamka ee u dhaxeeya Maraykanka oo garab ka helaya Xulufo ay kamid tahay Israa’iil oo dhinac ah iyo Iiraan oo iska caabbin kala hortagtay. Xukuumadda Tehran...
Magaalada Caruusha ee Dalka Tanzania waxaa maanta ka furmaya meertada 25aad ee shir madaxeedka Dalalka ku bahoobay Dalladda Bulshada Bariga Afrika, waxaa madaxda ka qaybgalaysa kamid ah Madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka inta uu socdo waxaa dhinac soconaya kulamo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa duhurnimadii maanta ka safray Magaalada Muqdisho isaga oo ka qaybgalaya meertada 25aad ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo berri ka dhacaya Caruusha. Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa qayb ka ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku dhawaaqay in muddo hal sano ah lagu kordhiyay xil-haynta hay’adaha dowladda, kadib markii la meel mariyay dastuur cusub oo dhigaya in muddo-xileedka hay’adaha dowladda uu noqdo shan sano. Aadan Madoobe...
Maamulka Yuhuudda ayaa soosaaray amar ku saabsan in jimcaha maanta ah la joojiyay in Salaadda Jimcaha lagu tukado Masjidka Al Aqsaa iyada oo sabab uga dhigtay culayska ay kala kulmayso Iiraan oo duqaymo culus ku beegsanaysa dhulka uu maamulkaas...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay diblomaasiga Mareykanka James Swan inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Democratic Republic of the Congo. War-saxaafadeed kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu...
Maamulka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo Burte Xasan Maxamed Cabdi iyo Duqii Magaalada Cabdisalaan Cali Maxamed, kadib dhacdooyin la xiriiray xubno ka tirsan shaqaalaha doorashooyinka oo la xirxiray iyo qalabkii diiwaangelinta doorashada oo la qaatay. Wararka laga...