Madaxweynaha Dowlad goboleedka Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo tirsigiisu yahay Lr. 299, kaas oo lagu magacaabay Wasiirro, Wasiir-dowle iyo Wasiir ku-xigeenno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Fulinta ee Galmudug.
Magacaabistan ayaa...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre. Kulanka ayaa looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka, howlgalada ka dhanka ah...
Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha shidaalka ee suuqyada magaalada Bosaso, iyadoo sicirka fuustada shidaalka uu si muuqata uga kordhay qiimihii shalay.
Sicirka Shidaalka ee Shalay:
Fuusto Naafto: $116
Fuusto Batrool: $142
Sicirka Shidaalka ee Maanta:
Fuusto Naafto: $138
Fuusto Batrool: $160
Kororka qiimaha ayaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa digniin adag u diray Madaxweynaha xilka haya, Xasan Sheikh Maxamuud, isaga oo uga digay in wax-ka-beddel dastuur oo hal dhinac ah iyo qorshayaal doorasho oo muran dhaliyay ay dalka gelin karaan...
Ciidamada Qalabka Sida ee dalka Iiraan ayaa beeniyay in ay gantaal ku weerareen Turkiga, iyagoo ku adkeystay in ay inay ixtiraamayaan madaxbannaanida iyo darisnimada dalka Turkiga.
War qoraal ah oo ay soo saareen ciidamada Iiraan, laguna baahiyay warbaahinta dawladda ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay in dowladddu ay guda-galayso wejiga hirgelinta iyo dhaqan-galka qodobbada Dastuurka ee ay dhawaan ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabada ansixinta ay ahayd guul...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si cad u diiday wax-ka-beddelka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in habka lagu fuliyey uu jebiyey shuruucda dastuuriga ah, xeer-hoosaadyada Baarlamaanka, iyo shuruudda aqlabiyadda laba meelood laba (2/3) ee labada Aqal.
Golahu wuxuu caddeeyay in...
Afar carruur ah ayaa ku naf waayay qarax ka dhacay koonfurta dalka Jabuuti, oo masuuliyiinta dowladu ay sheegeen in la tuhunsanyahay in ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn, sida ay warisay Addis Standard oo xiganaya AFP.
Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti,...
Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay ansixinta dhammeystirka dib u eegista Dastuurka dalka, kaas oo qabyo ahaa tan iyo sannadkii 2012-kii.
Baarlamaanka ayaa si wadajir ah u ansixiyay Cutubyada 4-aad ilaa 13-aad...
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in haddii maanta uu Baarlamaanka 11aad ee Federaalka ansixiyo Dastuurka wax ka baddelka lagu sameeyay uusan ka dhaqangeli doonnin deegaannada maamulkaas uu maamulo.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu dhaleeceeyay tallaabada wax ka baddelka loogu...









