Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in haddii maanta uu Baarlamaanka 11aad ee Federaalka ansixiyo Dastuurka wax ka baddelka lagu sameeyay uusan ka dhaqangeli doonnin deegaannada maamulkaas uu maamulo.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu dhaleeceeyay tallaabada wax ka baddelka loogu...
Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen oo Warbaahinta xalay waqti dambe la hadlay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Caynaanshe oo deegaan doorashadiisu tahay Gobolka Bari ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa...
Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta loo fuliyay howlgal ka dhacay Xeendaabka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo lagu soo xiray Lataliyaha Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Maxamuud Hurre.
Booliiska ayaa Axmed Hurre ku...
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa la xiray kadib markii uu si toos ah u dilay wariye caan ah oo lagu magacaabay Abshir Khaliif Shide Omar, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta iyo warbaahinta Jubaland.
Dilka ayaa ka dhacay fiidnimadii Isniinta,...
Kismaayo waxaa hadda ka socda kulan aan caadi ahayn oo u dhexeeya Golaha Wakiillada Jubbaland iyo xildhibaannada maamulkaasi ku metela Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulankan oo si gaar ah loogu tilmaamay mid xasaasi ah ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed ee...
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xooga oo kaashanaya ciidamada AUSSOM , gaar ahaan kuwa ka socda Dalka Uganda , ay saacadihii la soo dhaafay si rasmi ah ula wareegeen gacan-ku-haynta deegaannada Daarusalaam iyo Mubaarak ee gobolka Shabeellaha...
Dalka Maraykanka ayaa dhaqaale xooggan geliyay duullaanka ay iska kaashadeen Israa’iil iyo Dalal badan oo xulafadiisa ah, waxaana si hordhac ah loosoo bandhigay maalintii koowaad ee 28ka Febaraayo 2026 lacagtii uga baxday duullaankaas.
Sida ay ku warrantay Middle East Monitor,...
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu bixiyay amarka lagu hor istaagay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo safar u ahaa Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad-Goboleedka Puntland.
Xildhibaannadaan oo deegaan doorashadoodu tahay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa u socday kulan...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Boqorka dalka Urdun, Boqor Cabdallaha II.
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo saameynta Duqeymaha ay Iiraan ka fulisay qeybo kamid ah dalka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka ka dalbanayaan magdhow ku aaddan halistii la geliyay xildhibaannadii shalay hawada laga celiyay, kuwaas oo ku sii jeeday Garowe si ay uga qeybgalaan shir wadatashi ah. Waxa uu sidoo...









