Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa si lama filaan ah u qirtay in ciidamada dowladda ay la kulmeen khasaare aad u weyn tan iyo markii la bilaabay howlgalka millatari ee lagu qaaday Al-Shabaab sanadkii...
Ciidanka Midowga Yurub ee la dagaallanka budhcad-badeedda ayaa markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kaddib markii koox looga shakisan yahay budhcad-badeednimo ay isku dayeen in ay bartilmaameedsadaan maraakiib ku sugan aaggaas, sida ay sheegeen ilo dhinaca badda ah Arbacadii.
Dabley...
Xiisad culus ayaa ka dhalatay xilka qaadis lagu sameeyay taliyihii saldhigga booliska Dayniile, Axmed Yalaxow, kaas oo lagu bedday Gaashaanle Dhexe Liibaan Shidane oo horay usoo noqday taliyaha saldhigga Dharkenley.
Xildhibaan Faa’isa Maxamed Jayte oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa...
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo aqbashay racfaanka uu soo qaatay Sharma’arke Cabdulqaadir Cali oo katirsan ciidanka Booliiska kuna eedeysan in uu dilay Marxuum Cabdifitaax isla markaana uu ciqaab u gaystay kahor dilka.
Sharma’arke Cabdulqaadir Cali waa Dable Booliis...
Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60. Qiimahan ayaa aad ugu dhow $64 ee lagu bixiyo fiisaha elektaroonigga ah ee ay dowladda federaalka Soomaaliya hirgelisay.
Saraakiil ka tirsan...
Nin Soomaali ah oo seddex haween ah toorey ku dilay magaalada Würzburg ee gobolka Bavaria, Jarmalka, laguma celin karo dalkiisa waxaana uu si joogto ah ugu sii jiri doonaa xarunta dadka maskaxda laga daweeyo ee Jarmalka.
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee JFS ayaa dacwad sharci ah u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taas oo ka dhan ah xubno ka tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyeed .Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaalka Wasaaradda ee lagu ilaalinayo...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo mushaarkii ay ku lahaayeen, isla markaana ciidankooda lagu hayo hanjabaad joogto ah.
War-saxaafadeed maanta kasoo baxay taliska Danab ayaa lagu sheegay in ciidanka Danab...
Cabashadi shacabka oo ay xalinteeda ku filneed Wicitaan, waxaa loogu sii daray culees kale iyo saacado shaqo hakin ah si la isugu sawiro.
Sheekada igu sawir in ay tahay waxaa cadeyneyso, halka ra’iisul wasaaraha taagan yahay waa meesha laga qaato...
Hay’adda duulista rayidka ah ee Soomaaliya (SCAA) ayaa uga digtay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai inay si buuxda u buuxiso shuruudaha fiisaha Soomaaliya, ka dib markii la ogaaday in rakaabkii Hargeysa u soo duulay aanu haysan fiisihii elektrooniga ahaa ee...









