Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Morocco waxa ay kala saxiixdeen heshiis labo geesood ah oo dhexmaraya Labadaaan Dal sida Iskaashiga, horumarinta Ilaha muhiimka ah. War lagu daabacay bogga Wasaaradda Arrimaha...
Waxaa Sii kordhaaaya Saameynta Hooyada iyo Dhalaanka ay kala kulmayaan Dhaqaatiirta ku Sugan Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka IMC ee magaalada Jowhar. Dhaqaatiirtaan qaarkkod oo aan Lahayn Qibrad ku Filan oo ay ku Umuliyaan Hooyada Xiliga foosha ayaa Sababay dhibaatooyin badan...
Company sharci yaqaan oo ka diiwan gashan maxkamada cadaalada ee Eest Africa Una dooda dadka ayaa warqad rasmi usoo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya. Warqada ayaa sheegeysa in cabasho katimid Xildhibaan abiib ay soo gaartay kaasoo ka cabanaayo in lagu...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxa Hay’adda Dhalashada iyo Socdaalka Mareykanka (USCIS), Joseph Edlow ku caadinaya in uu qaado tallaabooyin degdeg ah oo ka dhan ah Ajaanibta kasoo jeeda dalalka Somalia, Afghanistan, Cuba, Haiti, Iran & Venezuela. Donald Trump ayaa...
Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in...
Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Maxamed Cabdinuur, ayaa sheegay in ay cunaqabatayn xooggan saareen goobaha ay Daacish kaga harsan yihiin buuraleyda Calmíska, si looga jaro sahay kasta oo ay ku sii joogsan karaan. Cabdifataax ayaa sheegay in meelaha ay Daacish...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo saakay aroortii hore ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Shilkan ayaa yimid kadib markii gaari nooca xamuulka qaada ah oo kasoo baxay...
Wararka ka imanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay waraaqo digniin ah ku daadiyeen degmadaasi, xilli Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ay wadaan guluf ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab. Diyaaradahan oo aan la...
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Qaxootiga ee dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD. Shirkan ayaa looga hadlayay saami-qaybsi goboleedka ee Madasha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada, kaas oo ka qabsoomay xarunta guddoonka iyo guddiyada Baarlamaanka ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyay shuruucda horyaalla Baarlamaanka, iyo sidoo kale  la xisaabtanka wasaaradaha...