Dalka Guinea-Bissau ayaa wajahaysa qalalaase siyaasadeed kadib markii koox saraakiil ciidan ah ay ku dhawaaqeen in ay si buuxda ula wareegeen awoodda dalka, maalmo kadib markii dalkaasi ay ka qabsoontay doorasho madaxtinimo oo muran badan dhalisay.
Saraakiisha ayaa telefishanka Qaranka...
Doorashada hoosaadka xisbiga JSP oo Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa computer ku soo kala saaranaya xubnaha u galaya doorashada golaha Deegaanka Khilaafka ka jiro ee Gobolka Banaadir, doorashadaa oo JSP keligood ku tartamayaan.
Xisbiga Hassan Sheikh JSP iyo gudigooda doorashada waxay...
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa kaabiga ku haaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab.
Ciidamada is garabsanaya ayaa howlgalka si garbo siman ah uga wada wadada laamiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in hay’adaha amniga dalka ay u xaqiijiyeen in kooxda Al-Shabaab ay ku amartay xubnaheeda inay isdiiwaangeliyaan, islamarkaana ay qaataan kaararka aqoonsiga qaranka ee NIRA.
Madaxweynuhu isagoo ka hadlayay Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka, ayuu...
Wasiirka Gargaarka, Masiibooyinka iyo Qaxootiga dalka Uganda, Hilary Onek, ayaa shaaciyay in dowladdu joojisay bixinta aqoonsiga qaxootinimo ee dadka kasoo carara dalalka aan hadda ka jirin dagaal, sida Eritrea, Itoobiya iyo Soomaaliya.
Go’aankan ayaa yimid iyadoo taageerada deeq-bixiyayaasha ay si...
Wararka ka imaanaya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in barqanimadii maanta lagu dilay tuulo u dhaxeysa deegaanada Xalfooley iyo Ceel baraf nin waayeel ahaa.
Ninka waayeelka ah ee la dilay oo da’diisu lagu sheegay 80 sano ayaa...
Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuwuuqul Insaanla ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah u daah-furay ololaha 16-ka Maalmood ee Ka Hortagga Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka, Caruurta iyo dadka nugul.
Munaasabadda waxaa kasoo qeyb-galay madaxda dowladda Jubaland oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta u safray Dalka Morocco ee Waqooyiga Qaaradda Afrika kaddib markii uu martiqaad ka helay Boqorka Dalkaas.
Xamsa Cabdi Barre ayaa kamid ah madax ka kala socota...
Hal askari oo ka tirsan Booliska Puntland iyo darawal mooto bajaaj ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garowe.
Shilka ayaa dhacay kadib markii gaari uu watay askari ka tirsan ciidanka madaxtooyada oo la sheegay inuu...
Dadka xaafadaha magaalada Muqdisho degan ee u tabarta la’ bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay...








