Afarta (4)sano ee dhammaadka ah oo hoggaanka dalka uu hayay Madaxweyne Xassan Sheikh waa afar sano oo qasaartay sida ay ay qabaan qaar ka mid ah Dadka soomaaliyeed.
Waxayna ahayd in lahelo horumar dowladeed, beddelkeedase waxa lahelay dhibaato dowladeed oo...
Muuqaal-dubaha Himilo TV, Cabdulahi Maxamed Cali “Saawey” oo Maxkamadda Gobolka Banaadir si rasmi ah u soo daysay, ayaa maanta si sharci–darro ah loogu diiday in uu qaato qalabkii warbaahinta ee camerada iyo agabka kale ee shaqada, xilli uu dib...
Dagaal beeleed sababay dhimashada 1 qof iyo dhaawaca in ka badan 2 ruux ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Tuulooyinka Garaash & Moyko oo dhinaca Koofureed uga beegan Magaalada Jowhar Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle.
Dagaalkaan oo ka dhashay Dhul-daaqsimeed, muranka oo...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Dhiriq iyo Madaxa Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Arrimaha Bin-aadantinimada ee Afrika, Dr. Yasid Cabdalla Xaamud ayaa maanta ka dhagax dhigay deegaanka Luglow/Halgan ee duleedka magaalada Kismaayo mashruuca...
Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay Xasan Cabdikariin iyo Shukri Cali oo ku eedeysayn iney jirdil iyo dhaawac u gaysteen gabar yar oo 13 jir...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay inay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan, oo ahayd gabar 14 jir ah oo gurigeeda kula noolayd.
Go’aanka maxkamadda ayaa yimid...
Puntland ayaa bandow kusoo rogtay degaannada ku dhow togga Baallade, iyadoo gaadiidka loo fasaxay oo keliya inay saacado kooban u socdaan deegaanka Tasjiic iyo nawaaxigiisa, si looga hortago in sahay qarsoodi ah loo gaarsiiyo kooxda Daacish.
Go’aankan ayaa dhacay kaddib...
Waxaa mudooyinkii ugu Dambeeyay ka socday magaalada Nairobi ee caasimada kenya waxaa ka socday shirar u dhaxeeyay madaxda mucaaradka iyo sidoo kale Madaxda maamulka goboledyada Dalka qaarkood, Kaas oo lagu Hadlayay Arimaha siyaasada Dalka soomaaliya ee xiligaan cakiran.
Dhinaca kale...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furaya shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ay ka qaybgalayaan culimo dalka iyo dibadda isaga kala timid.
Shirka waxaa sanadkaan looga hadlayaa dhibaatooyinka jira iyo sida looga gudbi karo tusaale ahaan...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa inay Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka weydiisato in xasaanadda laga qaado Xildhibaano ku lug leh colaadda maleeshiyada beelaha ee ku soo noqnoqotay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose iyo deegaanada hoostaga.
Xeer...








