Xaalad Quus ah ayaa ka Tagaan magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle iyadoo ay istaageen Baabuurtii Ka shaqeyn jirtay Gudaha magaalada jowhar iyo Banaankeeda ka Dib markii Al-Shabaab ay ku soo rogeen xanibaadyo Baabuurtii shidaalka qeyn jirtay magaalada Jowhar.
Al-Shabaab...
Puntland ayaa xirtay sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kana howlgelayay xafiiskeeda magaalada Garowe ee Puntland, kaddib markii lagu eedeeyay inuu gacan siiyay shabakadaha tahriibinta dhalinyarada.
Sarkaalkan, oo wararku sheegayaan inuu ahaa ku-xigeenka xafiiska Socdaalka ee Garowe,...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan oo isugu jira dil toogasho ah xabsi ciidan iyo sii deysmo kasoo saartay dilal argagax lahaa oo dhawaan ka dhacay degmada Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne oo ka...
Warbaahinta Middle East Eye, oo horay u tabisay in Bosaso xudun u tahay saadka RSF oo Imaaraadku saldhigyo ka samaysay ayaa hada ku waramaysa in magaaladda Strategy ah ee Bosaso saldhiga Imaaraadku ka samaystay Maraykanku u adeegsado dagaalka ka...
Madaxweynihii hore ee Dalka Brazil Jair Bolsonaro ayaa xabsi la dhigay kaddib markii lagu eedeeyay in uu isku dayay jebinta Xayiraaddii lagu saaray gurigiisa maadaama uu damcay in uu iska furo qalabka looga xiray awqawgiisa ee sheegaya haddii uu...
Biyihii iyo Korontadii ayaa bishan laga jaray Wasaaradda Howlaha guud iyo Guryaynta ee Xukuumadfa federaalka Somalia kadib markii ay wasaaradaas iska bixin waysay kharashaadkii lagu lahaa.
Wasiirka Wasaaradaas Cilmi Maxamuud Nuur oo horay ugu soo guuldaraystay horumarinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa...
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali Nuur (Shuute)" ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalka Dalka soomaaliya .waxaa uu yiri''' Dagaalo Badan oo dhacay Dad la Dilay Dad la dhaawacay iyo Dad...
Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed.
Allah u naxariiste muwaadinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Cabdi...
Maxkamadda Sare ee East African Court of Justice (EACJ) ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan taariikhi ah oo ay ku xukumeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dibu ceshato 9-ka xubnood ee ay u soo gudbisay Baarlamaanka Midowga Bariga Afrika (EALA).
Go’aankan ayaa...
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in maqaamka rasmiga ah ee caasimadda Soomaaliya uu ku cad yahay qodobka 9-aad ee Dastuurka Ku Meel Gaarka ah, kaas oo dhigaya in go’aan kama dambays ah laga gaari doono kaddib...









