Dowladda Maraykanka ayaa xalay duqeymo ka fulisay togga  Baallade, halkaas oo ay weli  ku sugan dagaalamayaal katirsan kooxda Daacish. Ilo amni oo ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyay in duqeynta lagu beegsaday godad adag oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka sameeyay deegaanno hoostaga Magaalada Awdheegle Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed sida ay sheegeen ilo kala duwan. Howlgalkaan ayaa yimid kaddib markii ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Askarta...
 Ku dhaawaad 40 ruux oo ah muhaajiriin kasoo jeeda dalalka xaraha ka hooseeya ayaa la xaqiijiyey iney ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia, kadib markii ay qalibantay doonidii ay saarnaayeen oo u socotay dalka Talyaaniga. Dowladda Tunisia ayaa xaqiijisay in muhaajiriintaan...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Galmudug gaar ahaan qeybta Gorgorka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolada Ceellahelay iyo Dhaban-dhulkuheys oo ka tirsan gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo waramayaa in ay khasaaro xoogan...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah oo muhiim u ah horumarka iyo maamulka...
Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, ayaa sheegay in xiritaanka Hay’adda Maraykanka u qaabilsanayd Horumarinta Caalamiga ah (USAID) ay saameyn weyn ku yeelatay dhaqaalaha dalka. Hodan Cusmaan oo ah madaxa bangiga, taasoo hadal ka jeejisay shirkii Financial Times Africa Summit ee...
Maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhow 8 km u jirta magaalada Xudur, iyadoo khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay. Saraakiisha ciidamada ayaa...
Warar aan ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed “Laftagareen” uu soo saaray amar uu kaga hor istaagayo wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh...
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si adag u sheegay in hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Jubaland (JISA) ay haatan tahay hay’adda ugu awoodda badan uguna xog-ogaalsan arrimaha amniga ee Geeska Afrika. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad uu xarigga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa Masar, Badr Abdelatty oo ku kulmay shirweynaha shanaad ee Aswan ee Nabadda iyo Horumarka Joogtada ah, ayaa ka wada hadlay diyaarinta qorshaha lagu soo dirayo ciidamo Masar ah oo...