Soomaaliya ayaa si degdeg ah uga faa’iideysaneysa isbedelka suuqyada caalamiga ah ee xoolaha nool, iyadoo dhoofinta xoolaha ee dalka ay gaareyso heer taariikhi ah, taasoo la filayo in sanadkan 2025 ay dhaafsiiso $1 bilyan, sida lagu sheegay xog cusub...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saxiixay sharciga la dagaalanka Argagixisada ee Puntland, kaasoo ah tallaabo cusub oo awood dheeri ah siinaya hay’adaha amniga ee gobolka. Sharcigan ayaa waxaa horay u ansixiyay Baarlamaanka Puntland dabayaaqadii bishii July 2025-ka. Sharciga cusub ayaa...
Hay’adda NIRA ee bixisa Kaarka Aqoonsiga Qaranka ayaa sheegtay in wixii ka dambeeya 31ka Oktoobar 2025 lacag ka dhigayso qaadashada kaarkaan, qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda xiriirka Bulshada ayay sidaas ku sheegtay. NIRA ayaa tilmaamtay in khidbad-dhaafka (Bilaash...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Maxamed ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Turkiga, Prof. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhameystirka iyo ka shaqeynta heshiiska, kaasoo ay ansixiyeen Golaha...
Warbixin cusub oo ay soo saaray heyadda xasaradaha caalamka (International Crisis Group) ayaa sheegaysa in Soomaaliya ay wajahayso xaalad siyaasadeed iyo amni oo sii adkaanaysa, iyadoo khilaafaad siyaasadeed, dagaalka Al shabaab, iyo hoos u dhac ku yimid taageerada caalamiga...
Waxaa aad u sii kordhaya beegsiga lagu haya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan deegaanada hoostaga magaalada Cape town. 48 saacadood gudahood ayaa muwaadinkii labaad lagu dilay Koonfur Afrika, gaar ahaan deegaanka Khayelitsha oo ka mid...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qaybgalay Aaska Qaran ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Amolo Odinga. Madaxweynaha ayaa ku biiray madaxda caalamka iyo kuwa gobolka oo isugu...
Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandooriyayaal halis ah oo laga soo dajiyay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Maandooriyaha halista badan ee ciidanku soo bandhigeen ayaa la doonayay in lagu iibiyo suuqyada magaalada...
Jarmalka ayaa soo saaray digniin safar oo ku socota muwaadiniintiisa sugan ama u safraya dalka Kenya, isagoo uga digay khatar sii kordheysa oo la xiriirta weerarrada argagixisada, gaar ahaan meelaha dadku ku badan yihiin sida hoteellada, suuqyada waaweyn, iyo...
Magaalada Jowhar waxaa ka jira ciyaal weero dhibaato ku haya bulshada, Waxa ay u baabulan yihiin koox koox iyaga oo ka dhisan xaafadaha ay ka kooban tahay Jowhar. Ciyaal weerada ayaa caqabad ku ah amniga magaalada waxaana cabasha badan ka...