Xiisad ka dhalatay nin la sheegay in uu yahay Nabadoon oo lagu xiray Degmada Jalalaqsi ayaa saamaysay nabadgalyada iyo howlaha shaqo ee Maamulka Degmadaasi kaddib markii kooxo hubaysay ay isku dayeen in ay si xoog ah usii daayaan nabadoonkaas. Sida...
Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda isbeddelaysa ee Soomaaliya iyo howlaha Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Doodaha kulanka ayaa xoogga lagu saaray...
Ambrose Kimiti, oo ah dhakhtar Kenyan ah kana tirsanaa kooxda daad-guraynta caafimaadka ee Qaramada Midoobay (UN) ee ka hawlgasha Soomaaliya, ayaa fariin muuqaal ah u diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, Madaxweynaha Kenya William Ruto, iyo shacabka...
Dalka Koofur Afrika gaar ahaan magaalada Johannesburg waxaa ka dhacday toogasho wadareed lagu dilay ugu yaraan 9 qof halka lagu dhaawacay in ka badan 10 ruux sida ay ku warrameen saraakiil katirsan hay’adaha ammaanka Dalkaas. Koox aan la aqoonsaday ayaa...
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xasillooni iyo ammaan Geeska Afrika si loo adkeeyo marin biyoodka Badda Cas. Madaxweyne Al siisi ayaa arintaan ku micneeyay iyadoo la tixgelineyo in...
Dowladda Maraykanka ayaa gacanta ku dhigtay markii labaad oo kasoo ambabaxay dalka Venezuela sida ay ku warrantay Waaxda Amniga Gudaha Dalkaas oo warbixin hordhac ah kasoo saartay howlgalkaan qorsheysnaa ee dhacay. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhowaan amar ku bixiyay...
Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Kismaayo ayaa lasoo gaba-gabeeyay. Shirkan oo diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, amni, dhaqaale iyo bini’aadantinimo ee Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed xasaasi ah. War-murtiyeedkan...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Uganda ee ku sugan gudaha Soomaaliya kana tirsan Howlgalka AUSSOM, Jeneraal Kayanja Muhanga, ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Joseph Musoke Ssemwanga. Taliyhii hore ayaa looga mahadceliyay kaalinta uu ka qaatay howlgallada ka dhanka ah...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddi ka kooban 23 xubnood, kuwaas oo loo xilsaaray inay baadhitaan ku sameeyaan rabshadihii sababay dhimashada dadka badan ee horaantii bishan ka dhacay magaalada Borama. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada, oo uu...
Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin badan oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib markii halkaasi uu Aabe Soomaaliyeed ku gowracay gabar uu dhalay. Aabaha ayaa la sheegay inuu gabadhiisa ku gowracay duuleedka degmada Baardheere,...