Booliiska Soomaaliya waxaa la aasaasay 20kii December sanadkii 1943dii, maanta waxaa laga joogaa 82 sano, Madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaankooda hambalyo u diray saraakiisha & Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.
Munaasabad lagu maamuusayo maalintaan ayaa lagu wadaa in lagu qabto Magaalada Muqdisho...
Xubnaha Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa isku fahmi la’ shirka uga socda Magaaladaas oo galay maalintii 3aad laguna wado in lasoo gabagabeeyo lagana soosaaro warmurtiyeed laga sugayo shirkaan.
Sida ay xaqiijieen ilo ku dhow shirka, xubnaha mucaaradka...
Dhaqtar takhasuskiisu yahay Suuxinta Dadka la qalayo una dhashay Dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Frédéric Pechier ayaa lagu helay kiis la xiriira in uu si ula kac ah u dilay in ka badan 30 Bukaan sida lagu sheegay eedda...
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.
Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaasi oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tegay safar shaqo oo hal maalin ah,...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa weerarka afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlayay shirka magaalada Kismaayo uga furmay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inaan madaxweyne Xasan Sheekh...
Magaalada Kismaayo xarunta kumeel-gaar ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland waxaa maalintii labaad galay shirka Mucaaradka oo ay uga arrinsanayaan xaaladda Dalka, Dastuurka iyo Doorashada aan weli waqtigeeda la gaarin.
Madaxda ka hadashay Furitaanka Shirkaan waxa ay ka jeediyeen khudbaddo dhalliil u...
Shabakadda cusub ee fiisaha elegtarooniga ah ee Soomaaliya ma laha hab-maamuus ammaan oo sax ah, kaas oo laga yaabo inay ka faa’iidaystaan jilayaasha guracan ee doonaya inay soo dejiyaan kumannaan fiisooyin elektaroonig ah oo ay ku jiraan macluumaad xasaasi...
Waxaa mar kale xiisad culus ay kasoo cusboonaatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taas oo u dhexeysa shaqaalaha ka howlgala garoonka iyo shirkadda Favori.
Qaar kamid ah shaqaalaha oo si weyn uga cabanaya maamulka sare ee shirkadda ayaa...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa baahiyay muuqaal muran dhaliyay oo dhulka dalal ku yaalla Geeska Afrika ku daraya Itoobiya.
Muuqaalka ayaa waxaa lagu bandhigay munaasabadda soo dhoweynta Ra’iisul Wasaaraha Hindiya oo booqasho ku tagey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dagay garoonka magaalada Kismaayo, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa uga hortagay garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, halkaas oo lagu...









