Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay dib u dhac ku yimid kaalmadii miisaaniyadeed oo ay ka heli jirtay Turkiga, iyadoo Wasiirka Maaliyaddu xaqiijiyay in lacagtaasi aan weli la helin sanadkan.
Wasiir Bixi Iimaan Cige, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa warbaahinta u sheegay...
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo dheeraad ah gaysay Duleedka Magaalada Kismaayo si ay u xoojiyaan Amniga Magaaladaan martigelineysa shirka mucaaradka ee halkaas ka dhacaya sida ay sheegeen ilo kala duwan.
Ciidamadaan ayaa lagu xoojiyay askartii horay u baaraysay gaadiidka u gudba...
Dowladda Federaalka ayaan illaa iyo qaadin wax tallaabo ah oo ay kaga falcelineyso dhacdadii ay shacabku ka argagaxeen ee Axaddii ka dhacday deegaanka Ceelasha Biyaha, oo ku yaala waddada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Ciidamada...
Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyay inay ka qeyb geli doonin tartanka kubadda cagta Dowlad Goboleedyada dalka, iyagoo sabab uga dhigay maamul-xumo, isla xisaabtan la’aan iyo taageero la’aan ay ku eedeeyeen Xiriirka...
Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay askari ka tirsan ciidanka dowladda oo loo haysto inuu ku dilay habeen hore degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ahaa oo ku shaqeysanaayay mooto Bajaaj.
Eedeysanahan oo ay...
Kismaayo, caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta si rasmi ah u soo dhaweysay wafdigii ugu horreeyay ee ka qaybgalaya shirka Mucaaradka Soomaaliya, kaas oo la filayo in si rasmi ah loo furo berri oo Arbaco ah,...
Diyaaradaha duulliye la’aanta ee Maraykanka (Drones) ayaa duqaymo ka dhan ah AL-shabaab ka fuliyay Duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka Jubada Hoose oo dhanka kale ah xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland.
Duqayntaan waxaa xigay howlgal dhulka ah oo ay fuliyeen ciidamo...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil Xalay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhalinyaro ahaa, kaasoo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Abuukar Muxumed.
Dilka wiilkan dhalinyarada ahaa ayaa Xalay ka dhacay waaxda Barwaaqo ee degmada Dayniile, waxaana dilkiisa...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen Taliyayaasha Ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo taliyayaasha qaybaha kala duwan ee hawlgalka, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista guud ee amniga, horumarka la gaaray iyo caqabadaha...
Deegaanka Harboole ee Degmada Faafi Ismaamulka Gaarisa waxaa biriq ku dhacday ay dishay labo qof oo mid kamid ah uu yahay Nin da’ ah sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ah oo xogtaan Warbaahinta la wadaagay.
Xiligii biriqda...









